Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Qisadii Qaar- waraabe : Cumar Seerbiya

0 Visits: 1371 | Saturday December 21, 2013 - 17:20:23
Hargeysa (xogreebnews.com- Aabanimada ka sawkaw waxaaanu ahayn saaxiibo isku dhaw walaw aanu da'ahaan aad u kala weynayn hadana sheekadu way iskugu kaayo bixi jirtay waxaan sugu jiray markasta oo uu guriga ka maqan yahay. walaalaha kale ee ila dhashay waxaanu tartan kula gali jiray in aan ka xiga xagiisa…

Read More »

Wasiir ka Shaqeynaya Cadaaladda Shaqaalaha intii Somaliland jirtay lagu tuntay Xuquuqdooda u doodaya Wasiir Cukuse ayaan haynaa

0 Visits: 1171 | Wednesday December 18, 2013 - 20:53:24
Wasiir Cukuse Maaha nin ku cusub wasaaradda waa nin og ilaa wakhtigii halgankii garanayana Hawlihiisa shaqo.

Read More »

XUKUUMADDA KULMIYE DABADEED LAMA BAANO!! Axmed Cali Ibrahim Sabeyse

0 Visits: 1191 | Tuesday December 17, 2013 - 11:25:14
Wargeys la xayiro, wariye xabsi loo taxaabo, xisbi mucaarid jidgooyo la hor dhigo, gulufka ciidan iyo gelelefka RRU ku ekeysiisay xuruntii WARGEYSKA HUBAAL, cabudhinta warbaahinta madaxbannaan, iyo car juuq dhehadu waa dhalanteed iyo majaajilo soo gebeogeboobidoonta. Markay derbigii soomadaaye ka soo…

Read More »

MA ABIIB DIIRIYAAN OGAA OO YIDHI AAMINA WARIS LALAMA GUURSAN KARO,MA XOGHAYIHIIBAAN MAQLAYNAA MA AQAANO FAADUMO SICIID,MA RAGGAAN OGAYN BAA GABILEY SOO MARAY,TAFTANEEY MARBA NIN KU QABAY BY MUSTAFA SH

0 Visits: 1344 | Tuesday December 17, 2013 - 11:21:02
wakhtigii uu socday dagaalkii u dhexeeyey xoogagii SNM IYO FAQASHTII ayaa ciidamadii faqashtu had iyo jeer ay bartilmaansanayeen dadka rayidka ah ee ka soo jeeda gobolada loo tirinayo in ay SNM TA ay isku hayb yihiin,hadaba waxa ka dhacday gobolka saaxil magaalo madaxdiisa in dad badan oo rayid ah ay…

Read More »

Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Waxaan Leeyahay Dibjirnimada iyo aflagaadadu Dhafoorkaagay Ka Muuqataa Xilka Qarankuna Waa Meerta Aflagaadada aad Marwo Fadumo Siciid Kula Dul Kuftayna Kursiga Kugu Negeyn Mayso.

0 Visits: 999 | Tuesday December 17, 2013 - 10:54:25
Maamulka Siilaanyo iyo qoyska madaxtooyada ayaa bilihii u danbeeyey aflagaadooyin iyo gardaro cadaana kula dulkufay Geesiyada qaranka somaliland Marwo Faadumo Siciid Ibrahim oo ah gabadh ku qaali ah shacabka somaliland naf iyo maalbana u soo hurtay dib u xoreyntii iyo dib u dhiskii somaliland.

Read More »

Maxaa ii Damaanad ah In Aan hantida Uamdda loo Ageedsan Mooshinka Ka Dhanka ah Gudoomiye Cirro iyo Isku Daygii Dil ee Lala Beegsaday Xildhibaan Qabile Sidii Shirqooladii Lagu Khaarajiyey C/qaadir Koosaar iyo Adan Shiine?

0 Visits: 1099 | Monday December 16, 2013 - 20:14:01
Mudooyinkan danbe waxaa soo noqnoqanayey mooshin laga soo abaabulay madaxtooyada oo ka dhan ah gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Mudane C/raxmaan maxamed C/laahi(Cirro)

Read More »

TACSI MADAX-DA IYO HAWL-WADEENADA BULSHO Tv-ay diiraayaan tacsi.

0 Visits: 1136 | Monday December 16, 2013 - 20:01:40
Mulkiilaha Bulsho Tv Engineer Cali Faarax Xarbi, Maareeyaha guud ee Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Madaxa Barnaamijyada Bulsho Tv

Read More »

TACSI XISBIGA UCID IYO TAAGEERAYAASHIISU WAXAAY TACSI U DIRAYAAN MARXUUM XAASHI KOODBUUR

0 Visits: 1003 | Sunday December 15, 2013 - 18:59:38
Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha

Read More »

Fadeexadii abid u xumeyd oo dul-hoganaysa wasiirka duulista:shaqaale sifo sharciga bal marsan u shaqaaleysiiyay.

0 Visits: 1140 | Sunday December 15, 2013 - 16:17:46
Qormadii 2aad Soomaalidu waxay ka maah-maahda bahal qaydhin ma daayo,qofna caadadisa ma baajo,waxaa ayaan darro ah marka uu qofku siyaasi

Read More »

Xildhibaan Cali Mareexaan oo 300 kun oo Dollar Akoon Dahabshiil ah dhigay si uu ugu qaybiyo Xildhibaanada loo ururinaayo Mawshin ka dhan ah Guddoomiyaha Wakiilada.

0 Visits: 1105 | Sunday December 15, 2013 - 08:01:15
Malmahan waxaa socday mucaaridad xoogan oo ka dhex jirtay Xukuumada MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), taas oo ka bilaamatay isku shaandhayntii Guddi hoosaayada Golaha Wakiilada

Read More »

Shacabka Somaliland Waxay leeyihiin Marwo Fadumo Siciid waa halyey Qaran Bal Dahaba Ka Gashay Taariikhda Somaliland,Qoyska Madaxtooyada Oo Rag Iyo Dumarba leh waxay Shacabku leeyihiin Sii Daaya Inanta Aad Timaha Jiideysaan.

0 Visits: 996 | Saturday December 14, 2013 - 20:59:15
Faduma saciid waa halgama naf iyo maalba u hortay xorayntii Jamhuuriyada somaliland,markii dalka lagu soo noqday Marwo Fadumo siciid waxay ka qab qaadatay dib u dhiska somaliland ee dhinaca caafimaadka,waxbarashada,arrimaha bulshada,iyo ciyaaraha (sport).

Read More »

Baaq ku socda maayirka Hargeisa Oo ka Dhan ah Suuqa Ganacsiga ee inji Oo Ay Soo Foodsaartay xaalad nadaafaddaro–

0 Visits: 1053 | Saturday December 14, 2013 - 20:11:12
Anigoo ah Cabdicasiis ismaaciil Jaamac Waxaan halkan baaq uga dirayaa maayarka caasimada hargeisa iyo dhamaan golaha deegaanka hargeisa baaqaas oo ka dhan ah SUUQA inji oo noqday goob ay soo wajaheen xaalado nadaafad daro

Read More »

Wax Ka Baro Jacaylka

0 Visits: 2706 | Saturday December 14, 2013 - 05:58:08
Waa Qalinkii Zaki Adam Zuxufi Waa maxay jacayl? Runtii waa su'al yaab leh oon la dhayalsan Karin. Runtii lama mid aha su'alaha kale. Jacayl iskama yimaado hadaan aragti jirin...

Read More »

Xukuumad Dhacaysaa Warbaahinta Iyo Shacbiga Ayay Xadhig Kala Daashaa. WQ: Cabdi Mustafe.

0 Visits: 1096 | Friday December 13, 2013 - 22:22:56
Hadaan bileysku shicibka nacsiineyn xukuumada waxay sameyn la haayeen in ay maxkamad soo joojiyaan cidey ka cabanayaan ee xadhig iyo dam dam kulamay kaceyn. Police ku dadka ayuu

Read More »

Madaxda Bilayska Somaliland Waxbarashay U Baahanyihiin Guleed Cismaan Vancouver, Canada

0 Visits: 1171 | Friday December 13, 2013 - 22:18:20
Ambasadoor Cabdiraxiim Caab Faarax waxaa lagaa hayaa baan maqlay , " Dalkeena waxaa ka jirtaa dawlad badoow ah. Mucaarad badoow ah. Saxaafad badoow ah. Mid walbana waxbarashay

Read More »

Waa Tuma Marwo Faadumo Siciid Ibraahim W/Q Miyir Cali Xuseen

0 Visits: 1184 | Friday December 13, 2013 - 22:14:38
Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo dadka badankiisu u yaqaano (Faadumo Rasuul) oo ahayd ayeydeenii 45naad ee Rasuulkeenii Muxamed (SCW) dhalay taasoo loogu magac daray dhaqano

Read More »

Doorka Aqoonyahanku ku leeyahay Bulshada. Q/3aad. Qalinkii Suleiman Bashir Omar

0 Visits: 1112 | Friday December 13, 2013 - 21:41:23
Allaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan.

Read More »

SAXAAFADU MA AAMUSAYO INTA DHALIILI JIRTO !!

0 Visits: 1199 | Thursday December 12, 2013 - 20:18:38
saxaafadu ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka somaliland in saxafi lagu jidhdilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka somaliland

Read More »

Fadeexadii Abid U Xumeyd Oo Dul-Hoganaysa Wasiirka Duulista:Shaqaale Sifo Sharciga Bal Marsan U Shaqaaleysiiyay.

0 Visits: 1180 | Wednesday December 11, 2013 - 17:50:55
Waxaanu wasiirku war-qad ay warbaahinta kala garan wayday cida qortay una ku saxeexan yahay agaasimaha cusub ee wasaradda lagu sheegay in la magacaabay afhayeen cusub oo ay yeelato wasaradda duulistu kasoo an la garanay cida u afhayeen

Read More »

waxan u sheegaya badhasabka xamarji in aan qado lagu aamusiin karin dadka runta sheegaya ama ka dhiidhiyaaya dhiibatada dalku ku jiro manta–

0 Visits: 1188 | Wednesday December 11, 2013 - 16:56:59
Asc dhamaan umada somaliand iyo saxafad xorta ah waad ku mahadsan tihiin sida wanagsan ee aad gacmaha isu haystaan

Read More »

featured