Xukuumad Dhacaysaa Warbaahinta Iyo Shacbiga Ayay Xadhig Kala Daashaa. WQ: Cabdi Mustafe.

0
Friday December 13, 2013 - 22:22:56 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumad Dhacaysaa Warbaahinta Iyo Shacbiga Ayay Xadhig Kala Daashaa. WQ: Cabdi Mustafe.

    Hadaan bileysku shicibka nacsiineyn xukuumada waxay sameyn la haayeen in ay maxkamad soo joojiyaan cidey ka cabanayaan ee xadhig iyo dam dam kulamay kaceyn. Police ku dadka ayuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaan bileysku shicibka nacsiineyn xukuumada waxay sameyn la haayeen in ay maxkamad soo joojiyaan cidey ka cabanayaan ee xadhig iyo dam dam kulamay kaceyn. Police ku dadka ayuu Jariidada Hubaal ee maanta xafiis koodii lala wareegey labada weriyana laga xidhey waxaan leeyey ha shareysanina fool xumada la idun kala kacay sabab too ah police ku wuu inala shaqeynayaa oo Silaanyo ayey dadka ku kharibayaan. Bileysku dadka ayuu nacsiinayaa xukunka taagan ee la socda oo raali ku ahaada gardaradan qaawan ee la idinkula kacay.
Hadaan bileysku shicibka nacsiineyn xukuumada waxay sameyn la haayeen in ay maxkamad soo joojiyaan cidey ka cabanayaan ee xadhig iyo dam dam kulamay kaceyn. Police ku dadka ayuu diirinayaa uu leeyey fool xumida xukuumada ha la wada arko. Waxaan hambalyeynayaa hogaanka police somaliland sida fiican ee uu shicibka uula shaqeynayo uu u tusayo in aan meesha dowladi jirin. Weliba waxaan leeyey xadhiga inoo badiya oo dad badan Mandheera u dira warbaahintana albaabada u wada xidha….Bal dabeed aynnu eegna halkey xukuumadu ku danbeyso.

Abdi Mustafe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured