Safiirka Itoobiya u Fadhiya Jabuuti oo Meeqaam sare oo ka Duwan kuwaa Safiirada kale ku Qaabilay Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti....

0
Sunday February 11, 2024 - 22:47:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Itoobiya u Fadhiya Jabuuti oo Meeqaam sare oo ka Duwan kuwaa Safiirada kale ku Qaabilay Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti....

    Safiirka Itoobiya u Fadhiya Jabuuti oo Meeqaam sare oo ka Duwan kuwaa Safiirada kale ku Qaabilay Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Itoobiya u Fadhiya Jabuuti oo Meeqaam sare oo ka Duwan kuwaa Safiirada kale ku Qaabilay Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti....
Jabuuti(Xogreeb.com)-Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Safaaradda Dalka Itoobiya ku leedahay dalka Djibouti ku casuuntay kulan lagu soo bandhigaayay xidhiidhka Saaxibtimo iyo diblomaasiyadeed ee labadaas dal, Itoobiya iyo Jabuuti, kaasoo lagu soo casuumay dhamaan safiiradda dalalka aduunka ee fadhigoodu yahay dalka Djibouti.
Safiirka Itoobiya u Fadhiya Jabuuti, ayaa si weyn oo gooniya usoo dhoweyey Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo kamid ahaa diblumaasiyiinta lagu casuumay kulankaan.
waxanu Safiirka Itoobiya dhawaq dheer ku sheegay walaalnimada iyo Saaxibtimada Somaliland iyo Itoobiya, iyo sidoo kale Jabuuti. 
geesta kale waxa madaasha si weyn loogu qaada dhigay xidhiidhka labada dawladood ee Jabuuti iyo Itoobiya, kuwasoo leh xidhiidh diblomaasiyadeed, mid ganacsi iyo mid amni.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured