TACSI MADAX-DA IYO HAWL-WADEENADA BULSHO Tv-ay diiraayaan tacsi.

0
Monday December 16, 2013 - 20:01:40 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI MADAX-DA IYO HAWL-WADEENADA BULSHO Tv-ay diiraayaan tacsi.

    Mulkiilaha Bulsho Tv Engineer Cali Faarax Xarbi, Maareeyaha guud ee Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Madaxa Barnaamijyada Bulsho Tv

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mulkiilaha Bulsho Tv Engineer Cali Faarax Xarbi, Maareeyaha guud ee Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Madaxa Barnaamijyada Bulsho Tv Mulkiilaha Bulsho Tv Engineer Cali Faarax Xarbi, Maareeyaha guud ee Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Madaxa Barnaamijyada Bulsho Tv Siciid Khadar Cabdillaahi, Madaxa Xafiiska Documentry-ga Bulsho Tv Cabdi Xasan Cabdi, Madaxa Xafiiska Wararka ee Bulsho Tv Saciid Khadar Cabdillaahi, Madaxa Baahinta Axmed Cali Gallaal, Cali-Mahdi Jibriil Xasan, Saleebaan Ibraahim Xaashi, C/raxmaan Fantastic, C/naasir Guray Meecaad, Muna Maxamuud Saqadhi, Hodan Maxamed Cilmi, Casiisa Cabdillaahi, C/raxmaan Cilmi Xirsi, Cumar Aw Cali, Maxamed Tiriike, Maxamuud Xiddo, Axmed Siddaar iyo Dhammaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada kala duwan ee Bulsho Tv, waxa ay Tacsi u dirayaan Marxuumad Saynab C/raxmaan Sh.Cumar oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Hargeysa. Waxaanay Tacsidaasi si gaar ah ugu dirayaan Wariye Siciid Maxamed Cali oo ka mid ah Bahda Bulsho Tv.

Guud ahaanba Shaqaalaha Bulsho waxa ay Marxuumada ILaahay uga baryayaan in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo, Ehelkii, Awlaadii iyo Asxaabtii ay ka geeriyootayna uu Sammir iyo iimaan ka siiyo…Aamiin.. Aamiiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured