waxan u sheegaya badhasabka xamarji in aan qado lagu aamusiin karin dadka runta sheegaya ama ka dhiidhiyaaya dhiibatada dalku ku jiro manta–

0
Wednesday December 11, 2013 - 16:56:59 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    waxan u sheegaya badhasabka xamarji in aan qado lagu aamusiin karin dadka runta sheegaya ama ka dhiidhiyaaya dhiibatada dalku ku jiro manta–

    Asc dhamaan umada somaliand iyo saxafad xorta ah waad ku mahadsan tihiin sida wanagsan ee aad gacmaha isu haystaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc dhamaan umada somaliand iyo saxafad xorta ah waad ku mahadsan tihiin sida wanagsan ee aad gacmaha isu haystaan ka hadla waxa manta dalka ka jira hana ka qariiniina umada waayo idinka aya dad weynaha indho u ah
waxan leeyahay ninka la yidhaahdo xamarji waar dadku waa ka hadlayaan madashana nkuma amuusin kartid qado aad u qaday lacagta aad ugu qadayna waxay ahayd lacagtii umada abala kuguma hayaan ee madasha wadaa tashiga runta way sheegayaan wana ragii u soo halkagamay waxa uu dalku dhiibato soo maray ee ha moodin inaad adu ku aamusin karto cunto
wacxan leeyahay shacabka somaliand waad aragtaan nsida lola hadlaayo asxaabti iyo umadii dhiiga diiran laha ama ka naxayayey lacagta laga qaado xoola dhaqataada ee ka hadla oo ka dhiidhiya hana ka baqaniina

codkuna gacantiina ayuu ku jira waxad qarsataan wuu idin qarsanaya
shalay wakuwii yacay ila america ee laha dalkii waxa jhaysta faqash iyaga ka daran dawldana ka daran /
ta labaad gabadhan madaxweynuhu ma afhayeenba mise waa marwo xishood ayanu ku leenahay oo haka bar bar hadlkin odaygaaga
o iska daa du,arkaan aad so uruurinayso ee aad leedahay u jawaba marba qof
qaranka yaan la siisan lacag
lacagta sida loo baabinaayo waa tii laga qaday umada dulmaan ilahayna way leeyihhhn
intaay ku mashqulayaan xisbi ama madasha may ka qayb galaan fursada dahabiga u ahayd somaliand ee geerida mondela
waxan leeyahay shacakba somaliand ka dhiidhiya oo ka hadla waxa manta dalka ka dhacaya
shalay waydiinkii horboodaayey xisbiga tlada dalka luumminaya ee u so baxaayeyyywadooyinka ku heesyaayey ee laha hadu kuuun hayn kulmiyaanu nahay
ee mee kalsoonidii shalay meeday
waar shacabka haloo tudho oo sidan halaga daayo oo umada haloo naxo
ilahyna hala xasuusto waad mahadsan tihiin shacabka somaliland iyo taageerayaasha xisbiga ucid ee kala jooga aduunka waa u samryna duulkan mooryaanta ah
laki cabdi cali harvard university kana shaqaysa
Xisbiga Democratic Maraykanka...
deeqa6@outlook.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured