TACSI XISBIGA UCID IYO TAAGEERAYAASHIISU WAXAAY TACSI U DIRAYAAN MARXUUM XAASHI KOODBUUR

0
Sunday December 15, 2013 - 18:59:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI XISBIGA UCID IYO TAAGEERAYAASHIISU WAXAAY TACSI U DIRAYAAN MARXUUM XAASHI KOODBUUR

    Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة Ref Sum 2033 15/12/2013
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh
Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee UK Md: MAXAMED JAAMAC KOODBUUR (SHIINE) iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Adeerkii MARXUUM XAASHI KOODBUUR Kaas oo Saaka Lagu Aasey Magaalada Hargeysa ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII IYO DHAMAAN REER KOOD BUURBA uu marxuumku ka baxay
Aamiin Aamiin Aamiin
Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID
Yusuf Keyse Allahi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured