Wasiir ka Shaqeynaya Cadaaladda Shaqaalaha intii Somaliland jirtay lagu tuntay Xuquuqdooda u doodaya Wasiir Cukuse ayaan haynaa

0
Wednesday December 18, 2013 - 20:53:24 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ka Shaqeynaya Cadaaladda Shaqaalaha intii Somaliland jirtay lagu tuntay Xuquuqdooda u doodaya Wasiir Cukuse ayaan haynaa

    Wasiir Cukuse Maaha nin ku cusub wasaaradda waa nin og ilaa wakhtigii halgankii garanayana Hawlihiisa shaqo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Cukuse Maaha nin ku cusub wasaaradda waa nin og ilaa wakhtigii halgankii garanayana Hawlihiisa shaqo. Waxaan Halkan aan ku Caddaynayaa aniga oo ah Wariye Mohamed mussa inji muddo 12 sannona ka shaqeynayay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Websiteyadda Madaxa Banaan ee Somaliland waxaa muddadii aan joogay Wasaaradda ama Idaacadda waxaa muddadii aan joogay Wasaaradda Warfaafinta Waxaa igu soo maray kasoo Bilaw Cabdilaahi Maxamed Ducaale , Axmed Xaaji Daahir, Cabdilaahi Cismaan Geeljire, xaabsade,boobe ,Abiib Timacad 6 wasiir iyadoo wasiirkii 7 aad igu soo maray oo ah Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse.

Haddaba Wasiir Caddaaladda Shaqaalaha ka shaqeynaya Xuquuqdooda Wasiirkan Wasaaradda Warfaafinta ayaan haynaa waxa uu durba sameeyay Guddi dheeli tirka Mushaharka Shaqaalaha oo labada meelood ee Tvga iyo idaacaddaba ah hawshoodiina way wadaan Horumarka kale ee ka socda wasaaradda Maanta ee dhismayaal ah way muuqdaan Waxaanay Magac u tahay Wasiirka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud Cabdirashiid Jibriil.
Wasiir Cukuse Maaha nin ku cusub wasaaradda waa nin og ilaa wakhtigii halgankii garanayana Hawlihiisa shaqo.
Maadaama haddaba Hawlihii Caddaaladda la sugayo taasi oo aanu in badan sugaynay waxaa lagama maarmaan ah in la taageero Wasiirka oo aan ogahay taageeradiisu shaqaalaha inaanay yarayne ay taageero waafi ah ay tahay.
Cid kasta oo isku dayda inay Majaraha ka lumiso Hawlaha caddaaladeed waxaa loo arkayaa dad taageeraya Caddaalo darrada soo jiitamaysay ee ka jirtay Wasaaradda Warfaafinta cid daynaysaana ma jirto haddii qorshahan Caddaalada lagu sugayo ay ka horyimaadaan .
Wa Bilaahi Tawfiiq
Qalinkii Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured