Fadeexadii abid u xumeyd oo dul-hoganaysa wasiirka duulista:shaqaale sifo sharciga bal marsan u shaqaaleysiiyay.

0
Sunday December 15, 2013 - 16:17:46 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexadii abid u xumeyd oo dul-hoganaysa wasiirka duulista:shaqaale sifo sharciga bal marsan u shaqaaleysiiyay.

    Qormadii 2aad Soomaalidu waxay ka maah-maahda bahal qaydhin ma daayo,qofna caadadisa ma baajo,waxaa ayaan darro ah marka uu qofku siyaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qormadii 2aad Soomaalidu waxay ka maah-maahda bahal qaydhin ma daayo,qofna caadadisa ma baajo,waxaa ayaan darro ah marka uu qofku siyaasi

Soomaalidu waxay ka maah-maahda bahal qaydhin ma daayo,qofna caadadisa ma baajo,waxaa ayaan darro ah marka uu qofku siyaasi yahay in u ku milmay sifo qabiilnim asaago aan ka feekerin ,wax hadhowto ka hor immaanaaya,maxamuud xaashi waa siyaasi damaciisu aanu dhafsiisneyn kursiga uu hadda ku faadhiiyo asaago ku hawlan shaqooyinka qabiilada sidaa u yahay caaqil reered hadda waxaa u wasiirku kagaga mashquuley shaqadiisi siyaasada ah mindi mindi ku tag wasiirku waxaa caado ka dhigtay qabyaaladda qaawan,oo an la garanayn meeshay ka timmi.

Maxaa sababay in u wasiirku xaraashay goobihii muhiimka ahaa ee ay ku fadhiiday wasarada asaago ku beedeshay dhaqaalo si u guryo ka ibsaday dalalka deebedda meeday wasaradi duulistu hadaa waxaa laga qaada kirro kamu feekerin.

Lamagaranayo sababta kukaliftay wasaarada duulista iyo hawadu in ay xaraashto hantideedii lamina malaynkaro ujeedada kadambaysa xaraashkaa, inbadan ayaa la isweydiiye sababta kukaliftay in uu xaraasho wasiir maxamuud xaashi dhulkii iyo sartii ay lahayd wasaaradu madaama oo ay wasaaradu nasiib u yeelatay hanti kudhan toban milyan oo doolarka maraykanka ah lacagtaas oo usuurto galinkaraysay in ay iibsankarto ama bilaash kuhelikarto dhulkale.

Sababta keentay in aad loo hadal hayo wasiirka duulista iyo hawada maxamuud xaashi laguna tuhmo lunsiga hantidii wasaarada ayaa waxa ay tahay in dhamaan reer somaliland ogyihiin garanayaana in wasaarada loogu deeqay deeq aad u farabadan, deeqdaaso aan lamarin dawgeedii.

Arinta kale ee kayaabisay shacabka reer somaliland waxay ahayd markii uu yidhi wasiirku burcona waanu u dawars- tagaynaa, waydhaa oo aad ugacadhaysiisay shacabka reer somaliland keentayna in shir loo dhanyahay gude iyo dibadba la isaga yimaado dibu-dhiska madaarka burco, markii ay umadu garawsatay yaqiinsatayna in uu wasiir Maxamuud Xaashi wasaarada ujoogo sidii uu umeel marsanlahaa hantideeda.

Hadana waxaa u soo kordhiiyay wiilal an lahayn aqoon ku filan, haddana damacsan qorshe markiiba lagu hadal hayo suuqa asaago isleh waxbaydun u taraysaan,waxaanu dhowaan u wasiirku ku dhaqaaqay ay ahayd mid an lo dulqaadan Karin maadaama oo an la damac sanayn in ay soo noolaato qabyaaladu wasiirku waxaa magacaabay af-hayeen aan ku jirin shaqaalaha dawladda taasi oo dhabar jab ku tahay dalka,waxaanay wararku sheegen,wasiirka inaanka af-hayeenka u magacaabay anay qabil wadaagin balse sidaa la sheegay ay u keentay inaan ay hayb wadaageen wasiirka,oo ay tidhii inaadeer wiilkaas no shaqaalaysi waa yaab?

Wasiirka duulista maxamuud xaashi cabdi ayaa ku dhaqaaqay tallaabooyinkii u caanka ku ahaa wasiirku,taaso ayaamihii u danbeeyay lays waydiinaayay,sababta ku kaliftay in u shaqaale sifo sharciga bal marsan u magacaabay xil ka mid ah wasaradda,taaso an la garaanay sababta ku kaliftay wasiirka,asaago ah wasiir in u sharciga qabiiyo. Waxaa lagu xususan doonaa tilmaaha iyo astaamaha uu gaarka u leeyahay waa wasiirka ugu miciin liita uguna aqoonta yar, caqli ahaa, cilmi ahanba, guud ahaan wasiirada siilaanyo, wa wasiirka qudha ee loo adeegsado.

Qalinkii

Siciid guuleed nuur

Email.siciid423@hofmail.com

Hargeisa somailand




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured