"MADAXWEYNE BUDH-CAD HAWEEDKA SOMALIA UMA SII ADKAYSAN KARNEE, GUDDI KA SOO TALO BIXISA QAABKII AYNU UGA FAL CELIN LAHAYN MAGACOW". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Sunday February 11, 2024 - 22:44:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "MADAXWEYNE BUDH-CAD HAWEEDKA SOMALIA UMA SII ADKAYSAN KARNEE, GUDDI KA SOO TALO BIXISA QAABKII AYNU UGA FAL CELIN LAHAYN MAGACOW". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "MADAXWEYNE BUDH-CAD HAWEEDKA SOMALIA UMA SII ADKAYSAN KARNEE, GUDDI KA SOO TALO BIXISA QAABKII AYNU UGA FAL CELIN LAHAYN MAGACOW". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"MADAXWEYNE BUDH-CAD HAWEEDKA SOMALIA UMA SII ADKAYSAN KARNEE, GUDDI KA SOO TALO BIXISA QAABKII AYNU UGA FAL CELIN LAHAYN MAGACOW". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Madaxweyne, Arrinta hawada Somaliland Sibiq iyo Si aan ka fiirsi lahayn bay inagu gashay, Somaliyana kaga faa'iidatsatay, Kolkaa Khalad wuu Dhaca, waase laga dabatagaa, arrintaasi eegasho dambe ma leh, waxaynu u baahanay In si wayn aan uga fal-celino, Gunimo intaa ka badan lama qaadan karo, waxaan ku talinayaa inaad Magacowdo Guddi aqoonyahano, sharciyaqaano, Maamul-yaqaano leh oo  arrintaa kasoo talo-bixiya Qaabkii Calal aqal aynu Gacantii UN ta ee beenta lagaga soo saaray dib ugu celin lahayn  ee ay dhex inoogu hayn lahaayeen.
Madaxweyne, arrintaasi Aad bay inoo dhibtay waxayna inaga qaaday Gobonimadii, waxaynu u baahan nahay inaynu la nimaadno Fal-celin dhaqso ah, Anigoo aad ugu rajo-weyn inaynu gaadhi karayno Guul -dhaqso ah, Madax-weyne arrintaasi ma yaraysan karno,.jidhkana isma sii gelin karnee intaas ka badan, ee aan Talaabo dhaqso ah qaadno oo wax ku Ool ah, Qofkasta oo Somalilander ah oo ka geysan kara Gacan dagaalka lala Gelaayo Budh-cad Haweedka Somalia bilowday beryahan, waa in af , aqoon iyo arrinba kaga qayb-qaataan . Wasalaamu calaykum.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured