Wararka

Somaliland oo Goror batrool ah laga waayey iyadoo haamihii ganacsato lagu wareejiyey

0 Visits: 1047 | Tuesday June 18, 2013 - 12:30:58
Gaadidka yar yare ee raaxada ah ee isticmaalaya Batroolka ayaa labadii maal mood ee ugu

Read More »

Xaakinkii Budhcad-badedeedka iyo Argagixsada oo la filayo in loo magacaabo Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland

0 Visits: 1093 | Tuesday June 18, 2013 - 08:11:09
Hargeysa-(xogreebnews.com-:- Garyaqaan Cismaan Ibraahin Suldaan (Fanax), oo ah Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Gobolka Saaxil, ayaa la sheegayaa in loo magacaabayo Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland.

Read More »

Dil Caawa Magaaladda Xariirad Loogu Gaystay Marxuum La Odhan Jiray Daahir Yuusuf.

0 Visits: 983 | Tuesday June 18, 2013 - 07:53:32
Xariirad(xogreebnews.com-Warka naga soo gaadhaya magaalada Xariirad ayaa wuxu sheegayaa in

Read More »

Muxuu ku soo idlaadey kulankii xalay Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaray Xukumada Siilanyo iyo Ururka Xaqsoor

0 Visits: 949 | Tuesday June 18, 2013 - 07:46:02
Hargeisa-(xogreebnews.com-Kulan garnaqsi siyaasadeed oo mudo dheer qaatey oo u dhexeeyay madaxda urur siyaaseedkii Xaqsoor ee ku hadhay doorashooyinkii golayaasha

Read More »

SOMALILAND: XUKUUMADDA OO MAANTA MAXKAMADDA U SOO GUDBISAY 4 KIIS OO LOO HAYSTO WARGEYSKA HUBAAL OO TODOBAAD XAYIRAN

0 Visits: 947 | Tuesday June 18, 2013 - 07:41:35
Hargeysa (xogreebnews.com--Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa Maanta Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Eedaha loo haysto Wargeyska Hubaal oo todobaadkii hore amar ka soo baxay lagu Xayiray.

Read More »

Musharax Madaxtinimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Banker Jamaal Cali Xuseen Oo Dhaleeceeyey Xayiraadii La Saaray Wergeyska HUBAAL Talla-na Usoo Jeediyey Warbaahinta Ku Mamay Inay Shilimaadka Ka Raadiyaan Madaxtooyada

0 Visits: 991 | Tuesday June 18, 2013 - 07:38:30
Saxaafaddii madaxa banaanayd ee Somaliland lagu majeeran jiray ee aynu ku faanni jirnay laba kooxood uun bay kala noqotay. Middi waa Hubaal

Read More »

Bilays Iyo Dharcad Ay Dabada Ka Riixayaan Kal-Kaaliyayaal Maxkamadda Hargeysa Ka Hawlgala Oo Xoog Ku Galay Xarunta Wargeyska Haatuf; Daawo Sawiradda

0 Visits: 1109 | Monday June 17, 2013 - 19:08:30
(xogreebnews.com-— Ciidan iskugu jira CID-da oo wata askar Bilays ah, isla markaana ay ku lamaan yihiin Koox Kal-kaaliyayaal ah oo ka hawlgala Maxkamadda

Read More »

Digreetadii Madaxweyne Siilaanyo ee Korontada oo daah-furaysa in Xeer ilaaliye cusub la magacaabayo

0 Visits: 1081 | Monday June 17, 2013 - 19:03:11
Hargeysa(xogreebnews.com-Digreeto uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo ku magacaabay Maareeye cusub oo wakaaladda Korontada ah ayaa daah-furaysa in Madaxweyne

Read More »

Jadwalka isku aadka 4-ta kooxood ee soo baxay

0 Visits: 1156 | Monday June 17, 2013 - 18:55:53
jadwalka isu aad ciyaaraha gobolada somaliland oo soo

Read More »

Akhriso Magacyada 46 Qof Oo Ilaa Hadda Xogreebnews.com Heshay Dadkii Ku Dhintay Laba Doonyood Oo Habeen Hore Ku Qarqamay Biyaha Bedda Dalka Libya Iyo Halkay Ka Soo Jeedeen

0 Visits: 1091 | Monday June 17, 2013 - 08:08:35
Bengazi (xogreebnews.com- Waxaa habeen hore biyaha bedda dalka Libya meel u jirta 8 Km ku qarqamay laba doonyood oo ay la socdeen boqolaal

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo u xadhko xidhan safar Faransiiska ah

0 Visits: 912 | Sunday June 16, 2013 - 19:09:49
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa dhawaan

Read More »

Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland oo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda kaga cawdaya Su’aalo xildhibaano Wadani ka soo jeedaa ku weerareen saaka

0 Visits: 835 | Sunday June 16, 2013 - 19:01:18
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa saaka hortagay

Read More »

XUKUUMADDA SIILAANYO OO WARGEYSKA HUBAAL ISKUGU DARTAY WEERAR ISKU DAY KHAARAJIN AH IYO XAYIRAAD

0 Visits: 1022 | Sunday June 16, 2013 - 09:53:25
maxamed axmed jaamac caloolay ayaa ilaahay dhankiisa laga badbaadiyay balse xukuumadu

Read More »

Ergayga Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabay Go’aanka Ay Somaliland Ku Mamnuucday Xafiiskiisa UNSOM, Si Koobana Uga Hadlay Dareenkii Dawladda

0 Visits: 1005 | Saturday June 15, 2013 - 19:22:45
Hargeysa(xogreebnews.com-Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay

Read More »

KOR U TIRI MAALMAHA UU XAQDARADA UGU XIDHANYAHAY WARGEYSKA HUBAAL “MADAXWAYNE SIILAANYO MARKUU MUNCAARADKA AHAA HADII WARBAAHINTA MADAXA BANAAN WAX LA YEELO WUXUU ODHAN JIRAY DIMUQRAADIYADII SOMALILAND GABAL BAASBAA U DHACAY

0 Visits: 1050 | Saturday June 15, 2013 - 19:19:18
Hargeysa (xogreebnews.com) wargeyska hubaal ayaa maalintii afaraad si xaqdaro ah u xidhan iyadoo xayiraad ay saartay xeer ilaalinta guud ee qaranku,

Read More »

featured