Dil Caawa Magaaladda Xariirad Loogu Gaystay Marxuum La Odhan Jiray Daahir Yuusuf.

0
Tuesday June 18, 2013 - 07:53:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dil Caawa Magaaladda Xariirad Loogu Gaystay Marxuum La Odhan Jiray Daahir Yuusuf.

    Xariirad(xogreebnews.com-Warka naga soo gaadhaya magaalada Xariirad ayaa wuxu sheegayaa in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xariirad(xogreebnews.com-Warka naga soo gaadhaya magaalada Xariirad ayaa wuxu sheegayaa in
Xariirad(xogreebnews.com-Warka naga soo gaadhaya magaalada Xariirad ayaa wuxu sheegayaa in caawa xilli saacadu ku beegnayd 8dii habeenimo dablay aan la aqoonsani ay ku toogteen magaaladaa nin magaciisa la odhan jiray Daahir Yuusuf oo ku magac dheeraa “Tareeso Liqe”.
Warkan ayaa sheegaya in uu isla goobtii ku geeriyooday ninka la dilay oo ahaa Jaadle ku iibiya qaadka magaaladda Xariirad.
Dilkan ayaa loo aanaynayaa in uu ku xidhiidho aano hore oo ku arooraysa, dil hore uga dhacay magaaladaa, kaas oo aanay xukuumadda somaliland u helin wax xal ah.
Ma jirto illaa hadda cid sheegatay fulinta dilkaa
-


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured