Akhriso Magacyada 46 Qof Oo Ilaa Hadda Xogreebnews.com Heshay Dadkii Ku Dhintay Laba Doonyood Oo Habeen Hore Ku Qarqamay Biyaha Bedda Dalka Libya Iyo Halkay Ka Soo Jeedeen

0
Monday June 17, 2013 - 08:08:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Magacyada 46 Qof Oo Ilaa Hadda Xogreebnews.com Heshay Dadkii Ku Dhintay Laba Doonyood Oo Habeen Hore Ku Qarqamay Biyaha Bedda Dalka Libya Iyo Halkay Ka Soo Jeedeen

    Bengazi (xogreebnews.com- Waxaa habeen hore biyaha bedda dalka Libya meel u jirta 8 Km ku qarqamay laba doonyood oo ay la socdeen boqolaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bengazi (xogreebnews.com- Waxaa habeen hore biyaha bedda dalka Libya meel u jirta 8 Km ku qarqamay laba doonyood oo ay la socdeen boqolaal Bengazi (xogreebnews.com- Waxaa habeen hore biyaha bedda dalka Libya meel u jirta 8 Km ku qarqamay laba doonyood oo ay la socdeen boqolaal muhaajiriin doonaayey inay uga tahriibaan jasiiradaha Malta ama dalka Talyaaniga.Sida ay Halbeegnews u sheegay Cabdixakiin oo ku sugan dalka Libya kana mid ah dadka iyagu sugaya inay tahriibaan ayaa sheegay in labada doonyood uu midkiiba la socday ugu yaraan 130 qof oo dad ah, isla markaana ay habeen hore ka baxeen xeebaha dalka Libya iyadoo la soo sheegay in labada doonyoodba ay qarqameen ka dib markii dabaylaha iyo mawjadda bedda oo kacsana ay dajiyeen doonyaha oo ahaa noocyo aad u daciif ah.Haddaba iyadoo aan la hayn tirada dhabta ah ee inta ku naf wayday doonyaha tahriibka ahaa ayaa waxaa Halbeegnews goor dhawayd loo soo gudbiyey liis dad ka kooban 46 qof oo iskugu jira rag iyo haween ka soo jeeda magaalo kasta oo dhulka soomaalidu degto, waana kuwani magacyadii ee akhris wacan:1- Nasro C/llahi Cabdi2- Fartuun Xasan3- C/llahi Xasan4- Faarax …. lama haayo magaca oo dhameystiran5- Nasteexo Nuur Xassan6- Xasan Mowliid Cismaan jees bile7- Aadan C/qaadir Aadan aadan baale8- Xassan Weli fanteeye9- Sabiriin Yasiin10- Ilkacase … lama haayo magaca saxda ah11- Saleymaan Sabriye12- Najax C/llahi (Hargeysa)13- Xassan Furre (Burco)14- Sacdiyo Ilyaas Cabdi15- Salaad Yuusuf16- Saabir C/naasir Haji17- Xaaji ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran18- Fartuun Xassan Xusein (Hargeysa)19- C/llahi Dhagey .. (Muqdisho)20- Suleekho C/qaadir Cabdi21- Nafiso C/xaafid Ilyaas22- Saabiriin Salaad xaashi23- Fadumo …. (Bilan) .. (Muqdisho)24- Mascuud Axmed (Hargeysa)25- C/fitaax Nuur .. (Muqdisho)26- Maxamed Xassan Xusein (Muqdisho)27- Saleeban Faisal (Burco)28- Faarax C/llahi Cabdi (Hargeysa)29- Mukhtaar Muse (Kuuriya) (Burco)30- Xusein Maxamed Xassan (Jigjiga)31- Sacdiyo Nuur Farax (Gaalkacyo)32- Fatxiyo …… Lama haayo magaca oo dhameystiran.33- Fanax ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran.34- Saciid C/qaadir35- Anwar Faarax36- Yoonis Salaad Xaaji37- Salmaan Xassan38- C/risaaq Maxamed39- C/raxmaan Maxamed40- Xuseen Barre Ismaaciil41- Xasan Axmed Tuure42- Naciimo Cabdi Faarax43- Maryan Cali Xuseen44- Faarax Cali45- Xasan Shiikh Ibraahim46- C/llahi Aadan CaddeHalbeegnews waxay ka sugaysa warar dheeraad ah haayadda bisha cas iyo xarunta qaramada midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee fadhigeedu yahay dalka Libya inay soo xaqiijiyaan dhimashada iyo magacyada dadka ku naf waayey


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured