Wiilka Ku Maxaafsada Magaca Wasiir Xirsi iyo Fadeexada Ka Dhalatay kuna Noqday Cambaarta Saxaafadda Iyo Bulshada Culiimada iyo Qarka Mid Ah Wasiiradda Wax-qabta

0
Sunday June 16, 2013 - 20:24:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilka Ku Maxaafsada Magaca Wasiir Xirsi iyo Fadeexada Ka Dhalatay kuna Noqday Cambaarta Saxaafadda Iyo Bulshada Culiimada iyo Qarka Mid Ah Wasiiradda Wax-qabta

    waxaa jira akhristayaal wiil inta badan ku caan ah aflagadada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa jira akhristayaal wiil inta badan ku caan ah aflagadada

waxaa jira akhristayaal wiil inta badan ku caan ah aflagadada madaxda,culimada,ganacstada iyo dadka inta badan karaamada ku dhex leh umada somaliland,wiilkaasi yar oo uu wasiir xirsi jaraa'id iyo websit u furay uu dadka ku caayo.sidoo kale waxaad arkaysa isaago leh xirsiiba igu diira wasiiraddaa isla markaana waxaan ka amaar-qaata isaga oo fan ka dhiiganayaa,sidoo kale waxaa uu had iyo goor caaya wasiirka duulista maxamuud xaashi isla marka waxaa uu ka raaba in u siiyo.laaluush iyo in uu xirsi ku diiro, waxaanu maalin dhoway dad uu sheegay muniir huteele, waxaa uu isiin la”ayay lacag waa ayaan daro,marku isleeyay magaca xirsi ku daaq, waxaa kalo xusid mudan in uu ceebeyey wasiradi saxaafadii, hadad aragtamuniir oo cid wax-ka qooraya waa xirsi ogoow walaal sido kale waxaa uu maxamuud xaashi ka la ayay lacagti beesha

hadaba waxaan jecelanay in aan wax yar ka idhaahdo qoraalada aflagaadada ah ee uu ka qoro dadkaasi sharafda badan , wiilkan yar ayaa waxa uu caadaystay in uu masuuliyiinta wasaarada duulista hadada ka qoro warar been ah oo uu wax ugu dhimayo shaqada balaadhan ee ay qaranka u hayaan isla markaana wuxuu markasta doonayaa in uu fidiyo warar aan sal iyo raad doona lahayn waana ninka qoray sheekh Adan Siiro ayaa dhalinyaro reer xawaadle ah hubeeyay isla markaana ku amray inay dagalamaan ninka sidaasi xun wax u qorayaa waa kii qoray ganacsade weyn oo somaliland ka caan ah oo aan geyi aflagaado in uu yidhaahdo musuq-maasuqu ayuu lacago badan kaga dhacay tv.ga dawlada.

hadaba wiilkan yar ee uu wasiir xirsi u furay wargeyska iyo websit-ka lagu caayano madaxda qaranka,culimada iyo dadka sharafta badan waxaan leeyahay waa inay shacabka reer somaliland si wada jir ah wax uga qabtaan wiilkaasi yar ileyn dadka kama weyne waayo kol hadii uu isku doontay culimadii waaweyned maxaa u hadhay?

akhriste waxaa hubaal ah in shacabka reer somaliland ay ka xumaadeen ninkaasi sheekha weyn ee sheekh adan siiro warka aan jirin ka faafiyay ee doonayay in uu sumcada sheekhada wax ugu dhimo balse kol hadii uu warkuma yahay been isaga ayuubaa ku sumcad waayay meesha, wiilkan yar oo aanu og nahay taariikhdisii may ahayn in uu sidaasi wax u qoro waayo waqti dhaw ayay ahayd markii uu magaalada berbera ka ahaa shaqaale ka shaqeeya hudheel kol hadii uu maanta sheeganayo wariye sare dee maxay ku taalaa shalayna uu ahaa kuuga.

hadaba waxaan leeyahay wiilkaaga yarow sidi sididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso.


waxa kale oo aanu soo ogaanay in uu wiilkan yari masuuliyiinta dawlada wax kaga cuno wasiir xirsi oo adeerkan ah ayaa i kaa weydiiyey oo wuxuu lahaa muxuu arintaasi hebel wax uga qaban waayey ee dee intaydaan wasiirka isku dhicin wax ka qabo hebel,taasina waxay u sahashaa inay dhamaan masuuliyiinta dawladu sida xirsi oo kale u tixgeliyaan wiilkaasi yar isla markaa wargeyska uu u furay wasiir xirsi wuxuu lacago badan kaga qaadaa oo musuq-maamusq ah dhamaan wasaaradaha dalka oo uu wasaarad kasta wuxuu keenaa 5 xabo xitaa iyada oo aan shaqaalaha iyo masuuliyiinta wasaaradahaasi aysan jecleyninay akhristaal wargeyskaa loo sameeyaya wiilka yar ee uu wasiir xirsi adeerka u yahay, waana wargeyska kaliya ee tiro intaasi leeg dhiga wasaaradaha oo lacagaha badan ku soo dalaca bil kasta .oo xitaa wasaarada kaliyahi ma diido karto oo dee waxaa loo sheegayaa wasiir xirsi, macaashkanoocaasi ah ayaa dalka wax looga cunaa iyada oo aysan u sinayn wargeysyadii kale ee dalka ka soo baxayay waana hab qabyaaldeed dalka ku cusub oo cawaaqib xun yeelan doona.la soco qaybta danbe.

Qalionkii:C/casiis Bashiir Nuur



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured