KOR U TIRI MAALMAHA UU XAQDARADA UGU XIDHANYAHAY WARGEYSKA HUBAAL “MADAXWAYNE SIILAANYO MARKUU MUNCAARADKA AHAA HADII WARBAAHINTA MADAXA BANAAN WAX LA YEELO WUXUU ODHAN JIRAY DIMUQRAADIYADII SOMALILAND GABAL BAASBAA U DHACAY

0
Saturday June 15, 2013 - 19:19:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KOR U TIRI MAALMAHA UU XAQDARADA UGU XIDHANYAHAY WARGEYSKA HUBAAL “MADAXWAYNE SIILAANYO MARKUU MUNCAARADKA AHAA HADII WARBAAHINTA MADAXA BANAAN WAX LA YEELO WUXUU ODHAN JIRAY DIMUQRAADIYADII SOMALILAND GABAL BAASBAA U DHACAY

    Hargeysa (xogreebnews.com) wargeyska hubaal ayaa maalintii afaraad si xaqdaro ah u xidhan iyadoo xayiraad ay saartay xeer ilaalinta guud ee qaranku,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com) wargeyska hubaal ayaa maalintii afaraad si xaqdaro ah u xidhan iyadoo xayiraad ay saartay xeer ilaalinta guud ee qaranku,
Hargeysa (xogreebnews.com) wargeyska hubaal ayaa maalintii afaraad si xaqdaro ah u xidhan iyadoo xayiraad ay saartay xeer ilaalinta guud ee qaranku, wargeyska hubaal oo ah wargeys madaxbanaan oo ka soo baxa hargeysa ayaa maalintii afaraad si xaqdarro ah u xayiran ilaa imika xukuumaddu may cadayn sababta ay u xayirtay wargeyska hubaal balse waxay u muuqataa in xukuumaddu ay wado mooshin ay albaabada ugu wada laabayso warbaahinta madaxa banaan iyadoo ku bilawday wargeyska hubaal


guud ahaan saxaafadda madaxa banaan ee somaliland ayaa loo baahanyahay inay qaban qaabiyaan mudaharaado ay kaga soo horjeedaan xayiraada sharicidarada ah ee lagu xayiray wargeyska hubaal, hadii laga dhiidhiyo waayo cadaalada darada lagu sameeyay wargeyska hubaal islamrkaana saxaafadu si gaar ah uga dhiidhiyi waydo waxaa maalin kastaba albaabada loo laabi doonaa mid kamid warbaahinta madaxa banaan ee ka soo baxda somaliland


sidoo kale asxaabta mincaaradka ayaa looga baahanyahay inay iyaguna dhankooda si adag ay uga hadlaan arinta xaqdarada ah ee lagu xayiray wargeyska hubaal, madaxwayne siilaanyo markuu muncaaradka ahaa hadii warbaahinta madaxa banaan wax la yeelo wuxuu odhan jiray dimuqraadiyadii somaliland gabal baasbaa u dhacay, markaa talaw madaxwaynuhu maanta miyuu u badheedhay inuu gabal baas u rido dimuqraadiyadii somaliland ilayn isba waa kii odhan jiray sidane


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured