Somaliland oo Goror batrool ah laga waayey iyadoo haamihii ganacsato lagu wareejiyey

0
Tuesday June 18, 2013 - 12:30:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo Goror batrool ah laga waayey iyadoo haamihii ganacsato lagu wareejiyey

    Gaadidka yar yare ee raaxada ah ee isticmaalaya Batroolka ayaa labadii maal mood ee ugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaadidka yar yare ee raaxada ah ee isticmaalaya Batroolka ayaa labadii maal mood ee ugu Hargeysa (xogreebnews.comGaadidka yar yare ee raaxada ah ee isticmaalaya Batroolka ayaa labadii maal mood ee ugu dambaysay isla daba wareegaya batrool la’aan iyadoo qaarkood lagaga dhaqaaqay goobihii ay ku goosteen, baatrool la’aanta waxaa u sabab ah haamihii shidaalka Berbera oo shidaalkii ka dhamaaday halka markab shidaal u siday shirkada Red sea uu bada ku xumaaday, kaal maha shidaalka ayaa ka cabsi qaba hadii ay shidaal u doonan lahaayeen wadamada jaarka in uu markab kaasi soo kaco oo uu qiimaha ka jabnaado. Si kastaba ha ahaatee arintan ayaa u muuqata in ay tahay qorshe la’aanta dhinaca kaydka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured