Wararka

Layaabka Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Saqdii Dhexe Ee Xalay Soo Saaray, Digreetada Oo Khaladaadkeedu Xadka Ka Baxay, Wasiiro Wasiiro Laga Dul Keenay Oo Aan Xilka Laga Qaadin, Iyo Wasiiraddii Beesha Madaxweynaha Oo Xilka Qaadista Ka Bad Baaday

0 Visits: 1041 | Tuesday June 25, 2013 - 08:01:00
Fallo London (xogreebnews.com Waxaa lsyaab ku noqotey warbaahintii caalamiga aheyd isku shaandhaynta ah ee caawa laga soo saaray xarunta madaxtooyada

Read More »

War-murtiyeed ka soo baxey shirweynihii ay Beesha Ciise Muse ee Qurbo-Joogta ahi ay Ku Qabsadeen London 22-23 June 2013 .

0 Visits: 1014 | Tuesday June 25, 2013 - 07:55:24
Waxaa ka dhacey Caasimada Ingiriiska ee London, Shir-laba maal-moodle ah oo mug-leh oo ay ka soo qeyb-galeen bah-weynta qurbe-joogta Ciise Muse ee

Read More »

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO ISKU SHAAN-DHEYN, ISKU BEDEL IYO MAGACAABIS KU SAMEEYEY GOLIHIISA WASIIRADA IYO FAALKA OO QABTAY IN U MADAXWEYNUHU HABEENKI SHAQEEYO,

0 Visits: 1112 | Tuesday June 25, 2013 - 07:51:27
Hargysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu

Read More »

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo bilowday dhagaysiga Dacwadii Xukuumaddu Wargeyska Hubaal ku soo Eedaysay

0 Visits: 1042 | Monday June 24, 2013 - 19:57:46
Hargeysa(xogreebnews.com) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa) ayaa manta markii

Read More »

Saxafi ka tirsan Universal TV oo Maanta loo magacaabay Afhayeenka Ra’iisal wasaaraha Somaliya

0 Visits: 1053 | Monday June 24, 2013 - 19:52:27
Muqdisho-(xogreebnews.com-Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi

Read More »

Fanaanada Ikran Caraale iyo Saygeeda oo hees cajib ah si wada jir ah u soo qaaday

0 Visits: 1287 | Monday June 24, 2013 - 09:07:17
Labada Fanaan ee aad ka loo jecelyahay ee Ikran Maxamed Carraale iyo Saygeeda Saxardiid

Read More »

Xaaskii Uu Ka Geeriyooday Qadaafi Oo Si Fudud Ku Fashilisay Sirtii Qadaafi U Qarsaneyd Warbixin Xiiso Leh

0 Visits: 1155 | Monday June 24, 2013 - 08:52:57
qadafiXaaskii uu ka geeriyooday Hogaamiyihii Dalka Liibiya Moamar Qadaafi, Safiya Farkaashi oo

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Magacaabay Guddida Ka Hor-tagga Tahriibka iyo Shaqo Abuurka

0 Visits: 1156 | Monday June 24, 2013 - 08:47:51
SIILAANYOMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu caawa

Read More »

War-deg deg Ah Maareeye Ku Xigeenka Dekedda Berbera Oo Xilkii Iska Casiilay Cali Xoor-xoor Uu sheegay In Uu La Shaqay Karii Wayay

0 Visits: 1065 | Sunday June 23, 2013 - 20:54:48
Wararka annu ka heelay magaaladda berbera Ayaa sheegay in uu xilkii iska casiilay

Read More »

War-saxaafadeed Wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland Hawlaha Ka Soo Qaabta

0 Visits: 1219 | Sunday June 23, 2013 - 17:41:36
Ujeeddo: Safarkii uu Wasiirka Duulistu ku Tagay Dalka Ethiopia.Wasiirka wasaarada Duulista Hawada jamhuuriyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi

Read More »

Wasiir Cukuuse Isaago Aan Xalad Cadi Ahayn Ku Sugan Is Yidhi Uu Jawaab Masuulin Ka Teetel-sareysa iyo Anadii Hubaal Rad-keedi Galay

0 Visits: 1083 | Sunday June 23, 2013 - 16:59:24
Waxaa layaab ah oo dhaqanka ku cusub masuul annu uu firsan waxaa laga hadlay inta uu soo bara-ruugay isla markaana ,isleh cid

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Markale Uga Digtay Dadkeeda Inaanay U Safrin Soomaaliya Iyo Somaliland Kuwa Joogaana Ka Baxaan Sababo Dhinaca Ammaankooda Ah Awgeed

0 Visits: 1039 | Sunday June 23, 2013 - 12:36:13
London (xogreebnews.com-Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska ayaa baaq digniin ah oo ay ku daabacday barta ay ku leeyahiin internetka waxay ku sheegeen in dadka muwaadniniinta

Read More »

Mashruuc u dhigma mashruucii jiif oo jaqa oo bilamay dalka Somaliland

0 Visits: 1269 | Sunday June 23, 2013 - 12:33:47
Hargeysa(xogreebnews.com) mashruuca u dhigma mashruucii jiifo jaqa la mid ayaa dhawaan nahay magaalada hargeysa lagu arkay kaas oo ahi mid been

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Gooni-isutaaggu Gabbood Uga Yahay Weerarro Kaga Yimaadda Al-Shabaab

0 Visits: 1097 | Sunday June 23, 2013 - 10:40:47
Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar

Read More »

Madaxwene Siilaanyo Oo Xarunta Madaxtooyada Ku Qaabiley Xulalkii Kala Hantiyey Koobabkii Kubada Cagta Iyo Kolayga Ee Maroodi Jeex Iyo Gabiley + Sawiro

0 Visits: 919 | Sunday June 23, 2013 - 10:36:32
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ciyaar yahanadii

Read More »

Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro

0 Visits: 985 | Sunday June 23, 2013 - 10:26:08
Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay

Read More »

CIYAARTOYGII BADHAN UGA QAYB-GALAY CIYAARAHA GOBOLADDA SOMALILAND OO GAADHI KULA DHACAY OOG IYO 2 KA MID AH OO KU DHAAWACMAY

0 Visits: 1132 | Sunday June 23, 2013 - 10:18:15
Oog(xogreebnews.com- Wararka Naga soo gaadhaya Deegaanka Oog ee Gobolka Saraar ayaa

Read More »

featured