Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro
Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro
Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay Saraakiisha Booliska ah ee Afka soo duubtay ku soo qaadeen April 24. Hujuumkaas fashilmay ka dib Xukuumaddu waxay sifo sharciga baal-marsan u xayirtay xarunta guud Wargeyska June 12-keedii, illaa maantana waa Xidhanyahay. Sidaas darteed, waxaa muwaadiniinta la gudboon inuu mid waliba itaalkii (Qowl iyo Qoraalba) ku taageero ololahan oo ka sokow sii daynta Wargeyska HUBAAL, lagaga hortagayo Cabudhin sii socota, maadaama Xoriyatul-qowlku inoo wadda danyahay. Waxaa umada somaliland la haboon in ay arintan ka mudaharaadaan oo ay ka hadlaan arintan cadaalad darada ah ee xukuumadan siilaanyo wado. xogrebnews.com Canada Leave a comment |
|
Muwaaddin Itaalkaaga Ugu Hiili Xorriyatul-qawlka Ma Aqbali Karno in Wargeyska HUBAAL Xabbadii Xadhig Loogu Daro
Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda umada ka qancin weerarkii Wargeyska HUBAAL ay