Wasiir Cukuuse Isaago Aan Xalad Cadi Ahayn Ku Sugan Is Yidhi Uu Jawaab Masuulin Ka Teetel-sareysa iyo Anadii Hubaal Rad-keedi Galay

0
Sunday June 23, 2013 - 16:59:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuuse Isaago Aan Xalad Cadi Ahayn Ku Sugan Is Yidhi Uu Jawaab Masuulin Ka Teetel-sareysa iyo Anadii Hubaal Rad-keedi Galay

    Waxaa layaab ah oo dhaqanka ku cusub masuul annu uu firsan waxaa laga hadlay inta uu soo bara-ruugay isla markaana ,isleh cid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa layaab ah oo dhaqanka ku cusub masuul annu uu firsan waxaa laga hadlay inta uu soo bara-ruugay isla markaana ,isleh cid

Waxaa layaab ah oo dhaqanka ku cusub masuul annu uu firsan waxaa laga hadlay inta uu soo bara-ruugay isla markaana ,isleh cid ayaad uu jawabay-san

Isku taaro dad ka darajo- sareeya is yidhi uu jawaab.cukuuse miiyanu ahayn kaynu naqaanay.miyaanu ahayn ku sodoha cayii jiiray,ee waxaa uu doonna ka qorii jiiray wax tiigi kulmiye waala .

Akhriste ma kula tahay cukuuse waxaa uu jawaabi karaa?mujahid Cali guray

Mujahid Boobe Yusuuf Ducaale.

Mujahid Maxamed Xaashi Cilmi

Gudoomiye faysal cali warabe

Waa niman xaq-uu diirir isla markaana waxaa ay caanku yihiin in ay umadda uu adeegan

Cukuuse mayahay qof og waxaa uu ka jawaabayo”mise ahayd oo maka hadleen wax laga jawaabo oo la dhibsadoo,ruunti waxaa jirta in anay nimankaas ka hadal la qonsado?

Cukuuse mu ogayn waxaay ka hadleen see ma kharashki madaxtooyadda ayaa ka go”ay mr cukuuse godobti uu mujahd muuse bixii ka galay wakhti hore ayaa si qoyaan,cukuuse ma is-dhagaysta horta ayaan-darrada jirta waxaay tahay maanta dadka aqoon-badan kana muwaadin-san

Tolowse mala waa qoladdi hubaal madaxa uu soo duubtay

Oo arrintu waa ciiro isku qariin iyo suuq-galiin jara”id ayaa kirta

Ayaan-darada cukuuse haysata waa aqoon-la”an

Hubsimo la”aan waxaa kalo jirta in cukuuse uu cadawad gar ah uu hayo warbaahinta oo uu magacooda ku maxaafsan jiiray.wakhti hore

Cadawad gar ahna waxaa uu haya maamulka wargeyska hubaal,iyo maareeyaheeda mudane caloolay

Halku ka qaniinay ayaad uu maleenaysa caloolay

Waxaa ku cadaan-doona dhawaan kiisas-badan iyo shir-qoolo lo maleegay warbaahinta waxaanu hadanu nahay shabadda caalamiga ah xogreebnews.com ay dhowaan soo bandhigii doonno mac-luumaad dheerad ah ku saab-san tariikhda cukuuse,

Waxaanu xukuumadda ugu baqayna in annu cukuuse wax-yeelo mooye wax tar lahayn hadanay iska qaban maamulka siilaanyo waxaa la arkii doona dhawaan in madaxtooyadu noqoto mar-fiish iyo baar iyo meelaha lagu ka dhaamo qallinki

C/casiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured