Madaxwene Siilaanyo Oo Xarunta Madaxtooyada Ku Qaabiley Xulalkii Kala Hantiyey Koobabkii Kubada Cagta Iyo Kolayga Ee Maroodi Jeex Iyo Gabiley + Sawiro

0
Sunday June 23, 2013 - 10:36:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwene Siilaanyo Oo Xarunta Madaxtooyada Ku Qaabiley Xulalkii Kala Hantiyey Koobabkii Kubada Cagta Iyo Kolayga Ee Maroodi Jeex Iyo Gabiley + Sawiro

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ciyaar yahanadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ciyaar yahanadii
Madaxwene Siilaanyo Oo Xarunta Madaxtooyada Ku Qaabiley Xulalkii Kala Hantiyey Koobabkii Kubada Cagta Iyo Kolayga Ee Maroodi Jeex Iyo Gabiley + Sawiro
June 22, 2013 - Written by ahmed
Hargaysa (xogreebnews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ciyaar yahanadii ka kala socday Gobolka Maroodi-jeex oo shalay ku guulaystay Koobka Gobolada Somaliland iyo Ciyaar yahanadii ka socday Gobolka Gabiley ee iyana ku guulaystay Koobkii Kubada Basket ka ee Gobolada Somaliland.

Kulankan oo ahaa mid qiimihiisa leh waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Xubno ka mida Golaha Wasiirada Xukuumada, Gudoomiye yaasha Gobolada Maroodi-jeex iyo Gabiley iyo Xildhibaanada kala Duwan ee Golaha Wakiilada iyo Golaha Deegaanka Hargeysaba.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured