War-deg deg Ah Maareeye Ku Xigeenka Dekedda Berbera Oo Xilkii Iska Casiilay Cali Xoor-xoor Uu sheegay In Uu La Shaqay Karii Wayay

0
Sunday June 23, 2013 - 20:54:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War-deg deg Ah Maareeye Ku Xigeenka Dekedda Berbera Oo Xilkii Iska Casiilay Cali Xoor-xoor Uu sheegay In Uu La Shaqay Karii Wayay

    Wararka annu ka heelay magaaladda berbera Ayaa sheegay in uu xilkii iska casiilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka annu ka heelay magaaladda berbera Ayaa sheegay in uu xilkii iska casiilay

War-deg deg Ah Maareeye Ku Xigeenka Dekedda Berbera Oo Xilkii Iska Casiilay + Cali Xoor-xoor Uu sheegay In Uu La Shaqayn Karrii Wayay

Wararka annu ka heelay magaaladda berbera

Ayaa sheegay in uu xilkii iska casiilay

Hargeysa (xogreebnews.com-Mr mustafe waxdaad ayaa sheegay inuu la shaqayn karii wayay kadib markaa isku dheecen, maareeyaha dekedda ber-bera eng cali xoor xoor

Hadaba wararka ay shabada xogreebnews.com ka heeleyno

Magaalada berbera ayaa no xaqiijiyay is-casiilada masuulkan mustafe waxdaad ayaa ah maareeye ku xigeenka saddexad ee dekeedda ber-bera

Mudooyinkii uu danbeeyey ayaa waxaa magaalada ber-bera ayaa jiratay hawlo ku saabsan khilaaf uu dhexeeyay masuuliyinta gobolka is-casiiladan ayaa kusoo begmaysa xilli uu madaxwayne siilaanyo uu soo saaray degreeto ku mabnucaya dhulka danta guud ah in an la isticmalaysa .xogreebnews.com

Offece

Hargeysa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured