Mashruuc u dhigma mashruucii jiif oo jaqa oo bilamay dalka Somaliland

0
Sunday June 23, 2013 - 12:33:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mashruuc u dhigma mashruucii jiif oo jaqa oo bilamay dalka Somaliland

    Hargeysa(xogreebnews.com) mashruuca u dhigma mashruucii jiifo jaqa la mid ayaa dhawaan nahay magaalada hargeysa lagu arkay kaas oo ahi mid been

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) mashruuca u dhigma mashruucii jiifo jaqa la mid ayaa dhawaan nahay magaalada hargeysa lagu arkay kaas oo ahi mid been Hargeysa(xogreebnews.com) mashruuca u dhigma mashruucii jiifo jaqa la mid ayaa dhawaan nahay magaalada hargeysa lagu arkay kaas oo ahi mid been abuur ahi kaas oo marka hore qofka loo sheegayo in ku guulaystay isaga iyo toban qof oo ka mid qoyskiisa lan geeyo dalka ustareeliya kaas oo nin la yidhaahdo c.qaadir oo ka soo jeeda konfurta dalka somaliya la soo xidhiidh telefonada shirkada telesom ku odhan waxa ku guiulaystay nasiibka shirkada telesom kaas lagu abaal marinyo in adiga iyo toban qof oo ka tirsan qoyskaaga .


Hargeysa(xogreebnews.com mashruuca u dhigma mashruucii jiifo jaqa la mid ayaa dhawaan nahay magaalada hargeysa lagu arkay kaas oo ahi mid been abuur ahi kaas oo marka hore qofka loo sheegayo in ku guulaystay isaga iyo toban qof oo ka mid qoyskiisa lan geeyo dalka ustareeliya kaas oo nin la yidhaahdo c.qaadir oo ka soo jeeda konfurta dalka somaliya la soo xidhiidh telefonada shirkada telesom ku odhan waxa ku guiulaystay nasiibka shirkada telesom kaas lagu abaal marinyo in adiga iyo toban qof oo ka tirsan qoyskaaga .

Arinta oo ku dhacday dad badan ku nool caasimada hargeysa sida nin ka shaqaysa baabuurta ka baxda magaalada togwajaale mr buraale oo telefonkiis yahay 4461229 oo arin ii xaqjiyey taas oo ninka la soo xidhiidh u sheegay in soo diro lacag dhan boqol dolar oo u sheeagay in lagu dhamaynayo hanaanka dhoofka. Waxanu nin mudo badan ku qanciyey in tahay nasiib u dadka kale dheer yahay ka faa’iid aysto sida dardeed u lacagta ku soo diro degdeg xawaalada u dhow Ninka arinta mashruuca wata ayaa ku nool magaalada nayrowbi ee dalka kiiniya waxa ninka sidoo kale soo garaac dadyow badan ku magaalada kuna qancay arin ka oo mid lagu dhacayo dadka waxba gartada ahi eek u nool magaalooyin dalka somaliland

marka isla gartaan in lacagta u soo dirto waxa u ku sheegayaa in lacagta ku soo qorto gabadh lagu magacaabo khadiija bare ducaale oo lamberkeedu yahay 00254722847421 waxaanu ku odhanyaa soo dhigtoo xawaalada tawakal express.

geeskalegudoomiyaha hiliblayaasha magaalada ee nafaqo mr dayib cumar oo lamberkiisu yahay 4110872 oo isna noo xaqiijiye arinta ayaa tilmaamay in dhacdo tana oo kale ku dhacday gabadh la jaar ahi gurigiisa ku degan yahay magaalada hargeysa gabadh oo ay ahayd gabadh dana yar ah ayuu ku yidhi nin tuuga ee weata mashuuca in soo dirto labo boqol oo dolar ku dirtay lacagta waxa ku qanci ninka inay mudo ka yar toban cisho ku dhoofi doonto dalka ustareeliya gabadhan oo ku nool xaafada new hargeysalagu magacabo kaaba .gabadhan oo ahi qof dan yar ahi kashaqaysata caanaha xoolaha in iibiso .

Waxa halka akhristiyaal idin ku soo gudbin doon number nin tuuga ahi ee wata marshuuca la mid ahi marshuuc jiif oo jaqa ku nool magaalada nayrowbi ee dalka kiiniya waa kan number isticmaalo =00254722847421

qisooyinkan layaab ahi ayaa ahi mid marawaal balse si dhan u dhacay magaalada hargeysa waxa u digaynaa dhamaan shacabka Somaliland waxa ka xaqiijin kartaa labad qof ee inoo xajiyey warka oo kale ahi dayib cumar oo ahi gudoomiyaha hiliblayaasha magaalada hargeysaiyo buraale oo nin ka shaqaysga baabuurta togwajaale u baxa

Waxa idin balan qaadanaa in idin soo gudbin amuuraha la xidhiidh marshuuca iyo tirada dad ee u dhacay ee iilaa hada garan lacagtoodii meel ay u raacan oo u diray lacagta si ay dhakhso ugu dhoofan dalka ustareeliyaulka

Maxamed garas hargeysa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured