Dhalinyaradda Xaafadda Xawaadle Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedeyn Uu Wargeyska Dawan Ka Qoray Sheekh Aaden Siiro Iyo Dhalinyaradaasi” Wargayska Dawan Waxa aanu Ka Rabnaa Inuu Cadeeyo Eedaynta Uu Kula Dul Kufay Dhalinyarada Xaafada Xawaadle Iyo 26juun

0
Sunday June 23, 2013 - 17:25:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaradda Xaafadda Xawaadle Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedeyn Uu Wargeyska Dawan Ka Qoray Sheekh Aaden Siiro Iyo Dhalinyaradaasi” Wargayska Dawan Waxa aanu Ka Rabnaa Inuu Cadeeyo Eedaynta Uu Kula Dul Kufay Dhalinyarada Xaafada Xawaadle Iyo 26juun

    anagoo ah dhalinyarada xaafada xawaadle ee 26juun  ayaa waxa maanta wargayska afka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

anagoo ah dhalinyarada xaafada xawaadle ee 26juun  ayaa waxa maanta wargayska afka anagoo ah dhalinyarada xaafada xawaadle ee 26juun ayaa waxa maanta wargayska afka dawlada ku hadla uu ku eedeeyey in sheikh aadan siiro yahay maafiyo ciyaal suq meel ku ururuyay aadan siiro waa muwaadin dhaba meel aanu kaqayba qaadan oo baahi bini aadanimo kajirtowaa sheikh aad aanu uqiimaynoisagana kama suurtawdorabshad sameeyaee waa nin xor ah kana habran ereyga uu xaqa uleeyahay waa ninka biiliya 300 ooqoys oo kubara kacay dalka waana muwaadin hantidiisa uhura dhiska jaamacada iskuuladawadooyinkaamaankana isagaa ka jecel cid walba oo waaka ka sameeyay xawaadle rugta bilayska ee la yidhaa rugta adan siiro waa shaqsiga caynkaasiya inan yar oo la yidhi culimada cayna waxa la arki doonaa habaar ku dhacay oo ninka sheekha ahai waa kitaab lagamana yaabo inuu meel ku ururiyay si ay fawdo usameeyaan taasina ay meel kadhac ku tahay dhalinyarada xaafadaasi oo aanay cidiba tahriibkii kaga hadhin hadana intii joogtay aya u qaadan wayday ceebtaasi aanay mutaysan waxaaanu ubaahanay inay cadyn buuxda keento kooxda waxaiskaqortay waxaloo socdaa waa aadan siiro oo ah sheikh weyn oo xor ah xoriyatalqawlkiisana ufuran yahaykana hadla dhaliilaha dawladadhinaca kale waxauu sheekhusheegay ama uu ka hadlay arrintiiwargayska hubaal oo uu yidhi sharcigahala mariyo madax iyo mijo cidii falkaa ka danbaysay tasina xaqbuu uleeyahay waayo qona sharciga kama wayna haday jirto hadaba waxaan gudoomiyaha dawan media group uga fadhinaa cadynta eedaasi uukula kacay wargaysku dhalinyarada xawaadle dhinaca kale waxa isa soo tarayaawooda ay u isticmaalayso dawladu shicibka tusaale ahaandilalka qayru sharciga ah e ciidanka RRU kula kacaan dadweynaha cabudhinta saxaafada qafaalashda ay saqda dhexe muwaaadiniinta kala dhexbaxayaan guryaha oo argagax ku abuurtay shicibkii hadaba dawladan oo looga fadhiyay isbedel iyo horumar ay tani tahay looma fadhi mida kale waxa dadwaynaha dhamantii laysweydiinayaamaxaa looga hawlgaliwaayay dhibaatadii loogaystay gudoomiyihii



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured