Wararka

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Ee S/Land Oo Aafo-Qaran Ku Tilmaamay Adeega Zaadka Ee Shirkadda Telesom Bixiso, Sixir-Bararka Dalka Ka Taagana Sabab Uga Dhigay

0 Visits: 1359 | Tuesday April 30, 2013 - 19:31:32
Cabdi Dirir Waxa Uu Xusay In Dhawaan La Joojin Doono Adeega Zaad Oo Uu Sharci Daro Ku Tilmaamay" Hargeysa, April 30, 2013 (xogreebnews.com) —

Read More »

War Deg-Deg ah: Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Aagagaarka Magalada Burco iyo Todoba Qof Oo ku Dhawacmay

0 Visits: 1150 | Tuesday April 30, 2013 - 19:21:52
hil gaadhi ayaa ka dhacay Duleedka Magalada Burco.Waxaana Uu Shilkani ka dhacay agagaarka Warshada Taydha Ee Ilays. Shilkani ayaa waxa ku Dhawacmay Todoba Qof halka aanay haba-yaratee aanay ku naf-waayin dad shacab ahi.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ayaa Booqasho Ku Tagay Magalada Borame Arrimo Dhinacyo Badan Tabanayana Ka Hadlay

0 Visits: 1187 | Tuesday April 30, 2013 - 19:06:48
Hargeysa(xogreebnews) Apr.30, 2013- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta booqasho qaadan doonta muddo 2 maalmood ah ku tagay Boorama, Eng. Faysal oo shir Jaraa,id Boorama ku qabtay waxa uu kaga waramay ujeedada safarkiisa iyo waxa uu qaban doono

Read More »

Maxaad Ka Taqanaa Wasiirka Ugu Wax Qabadka Badan Xukuumada Siilaanyo?

0 Visits: 1151 | Tuesday April 30, 2013 - 13:16:21
Tan iyo intii ay xukuumada siilaanyo talada dalka la wareegtay ayaa

Read More »

Fanaanka Cawaale Yare oo intii uu Kanada ku sugnaa la kulmay Arin noloshiisa ku cusub oo aanu filayn balse yaab iyo fajac ku riday!

0 Visits: 1279 | Tuesday April 30, 2013 - 11:05:50
Ottowa-(xogreebnews)-Fanaanka ama Heesaaga Reer Djabuuti Cawaale Aadan (Cawaale Yare) oo muddo ku sugnaa dalka Kanada oo uu hadda degan yahay

Read More »

Xukuumadda Oo Sii Keer-keer Ku Jiira Uga Hadashay Dhacdadi Wargeyska Hubaal

0 Visits: 1130 | Tuesday April 30, 2013 - 11:00:52
"Ninkii labaad oo aan la soo qaban iyo cidii soo abaabushay oo aan la soo bandhigin" Hargeysa(xogreebnews) Xukuumadda Somaliland ayaan wali Sharciga horkeenin ragii Booliiska ka tirsanaa eek u kacay falkii ugu xumaa ee lagu la kaco

Read More »

Maxad Ka taqaana masuulka Cuusub Danjirihii Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Arimaha Somalia Oo Xilkii Laga Qaaday .

0 Visits: 1036 | Tuesday April 30, 2013 - 10:56:51
Muqdisho (xog) Apr.30,2013-War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Kiin Moon ayaa lagu sheegay in Xilkii Danjirnimo laga qaaday Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga.

Read More »

Madaxwaynaha Somalilnad Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Gaadhay Magalada London Iyo kulaada ay yeelandoonaan,

0 Visits: 1066 | Tuesday April 30, 2013 - 10:52:12
London(xogreebnews) Apr.29,2013-Madaxwaynaha somalilnad iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay magalada London ee xarunta dalka Ingiriiska isagoo

Read More »

Somaliland iyo Itoobiya oo shir muhiim ahi maanta uga furmayo Hargeysa

0 Visits: 1052 | Monday April 29, 2013 - 19:35:30
Hargeysa (xogreebnews-) shir socon doona laba Maalmood ayaa Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya maanta uga furmi doona Hotelka Ambassador ee Hargeysa kaasoo socon doona laba

Read More »

Wasiir Duur Oo Maanta Horyimid Kalfadhigii Golaha Wakiilada Warbxina Ka Siiyey Xalada Dalka.Iyo tunada Amni Ee Soo Kordhay,

0 Visits: 973 | Monday April 29, 2013 - 19:34:32
Hargeysa(xogreebnews)Apr.29,2013-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ay wehehliyaan taliyayaasha Boliska ,laanta socdaalka,ciidamada xeebaha iyo agaasimaha

Read More »

URURADA SOMALILAND EE UK OO KU MIDOOBEY DALAD BALAADHAN OO LA MAGAC BAXDEY BRITISH SOMALILAND COUNCIL ( B.S.C)

0 Visits: 1022 | Monday April 29, 2013 - 19:31:49
(xogreebnews): Monday, April 29-2013

Read More »

Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan

0 Visits: 1037 | Monday April 29, 2013 - 19:29:49
Hargeysa(xogreebnews) Apr.29,2013-Kooxda kubada kolayga oo kulan ciyaareed ku yeelan

Read More »

Maxaa Kala qabsaday Waftidi Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Doodeedu Ka Dhex Bilaabantay Wefdiga Madaxweyne Siilaanyo Ee Maraykan Ku Sugan Iyo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay

0 Visits: 1015 | Monday April 29, 2013 - 08:09:38
Newyork (xogreebnews)—27/04/2013— Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa u gudbiyey golaha ammaanka ee qaramada midoobay dacwad ka dhan ah guddida dhawaan loo xil saaray inay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka la kulmay iyo Wakiilka S/land ee Washington oo laga yaabo in Seeftu Qaadato Iyo kuwa la Tuhuunsan Yahay In Lo Dhiibo

0 Visits: 1122 | Monday April 29, 2013 - 08:04:00
Hargeisa-(xogreebnews)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa xalay hotel ku yaala cidhifka magaaladda Washigton oo la yidhaahdo Meriat kulan kula yeeshay qurba joog Reer Somaliland ah oo ka kala socday Maraykan iyo Kanada.

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka Oo Cadaysay Qodobada Ay Madaxweyne Siilanyo Ka Wada Hadleen Iyo Nuxurka Ku Duugan

0 Visits: 1099 | Sunday April 28, 2013 - 17:45:01
Maraykanka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay kulan uu Madaxweyne Siilaanyo 25 April, la yeeshay ku xigeenka xoghayah arrimaha dibadda Maraykanka Mss. Wendy Sherman.

Read More »

Muj:Xasan Ciise Jamac Oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaday Xarunta Wargayska Hubaal,Xukuumaddana Ku Eedeeyay In Ay Ku Lugleedahay

0 Visits: 1245 | Sunday April 28, 2013 - 17:34:45
Warsaxaafadeed uu Xasan Ciise, shalay soo saaray wuxuu ku sheegay in weerarkaasi ahaa mid ay xukuumadu soo abaabushay, waxaanu ku baaqay in loo saaro guddi madaxbanaan oo samaysa baadhitaan rasmiya. Warsaxaafadeedka Xasan Ciise, wuxuu u qornaa sidan:

Read More »

MUSHARAXA MADAXTINIMADA XISBIGA UCID Jamal A.Hussein Oo Ku Tilmaamay Muddo Kordhintii Barlamaanka Mid Khaldan OO Afduub Ku Ah Hanaanka Dimuqraadiyadeed Ee S/Land Ka Tis-Qaadey.

0 Visits: 1111 | Sunday April 28, 2013 - 13:08:01
Hargeisa-(xogreebnews) Murashaxa Madaxweynenimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay

Read More »

Mujaahidiintaasi shirqoolka iyo muaamarada lagu laayey xiligii qaaxo waxaa ka mid ahaa 2 labadii halyey ee shacabka somaliland ku faanaan ee kala ahaa 1.Mujaahid halyey Cabdilqadir Koosaar Cabdi iyo 2.Mujaahid halyey Adan Maxamed Shiine.

0 Visits: 1369 | Sunday April 28, 2013 - 12:46:50
(xog)-Labadaasi Halyey oo aan ilaa iminka laga hadal cidii dishay ama ka danbeysey ama ka qayb qaadatay balse lagu tuhunsanyahay Ahmed Siilaanyo in uu wax ka ogaa khaarajinta labadaasi mujaahid oo xiligaasi mujaahidiinta la laayey ahaa

Read More »

Markii u horeysay taariikhda oo Jaamacada Hargeisa Qufulo iyo Silsilado waaweyn Albaabadeeda lagu jiidey iyo sababaha loo cuskadey

0 Visits: 1409 | Sunday April 28, 2013 - 12:44:38
Hargeisa-(xogreebnews)-Sabtidii shalay,Arooryadii hore abaara sideedii iyo tobankii subaxnimo

Read More »

Golaha Deegaanka Ee Caasimadda Hargeysa Oo Khilaaf Soo Dhex Gallay Ka Dib Markii Maayorka Cusub Ee Caasimaddu Uu Eryay Shaqaale Ka Hawl-gallaayey Dawladda Hoose

0 Visits: 1041 | Saturday April 27, 2013 - 20:00:55
Hargeysa (xogreebnews-27/04/2013— Afar Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa oo laga soo doorto magaalada koonfurteeda gaar ahaana degmada Axmed

Read More »

featured