War Deg-Deg ah: Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Aagagaarka Magalada Burco iyo Todoba Qof Oo ku Dhawacmay

0
Tuesday April 30, 2013 - 19:21:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-Deg ah: Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Aagagaarka Magalada Burco iyo Todoba Qof Oo ku Dhawacmay

    hil gaadhi ayaa ka dhacay Duleedka Magalada Burco.Waxaana Uu Shilkani ka dhacay agagaarka Warshada Taydha Ee Ilays. Shilkani ayaa waxa ku Dhawacmay Todoba Qof halka aanay haba-yaratee aanay ku naf-waayin dad shacab ahi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hil gaadhi ayaa ka dhacay Duleedka Magalada Burco.Waxaana Uu Shilkani ka dhacay agagaarka Warshada Taydha Ee Ilays. Shilkani ayaa waxa ku Dhawacmay Todoba Qof halka aanay haba-yaratee aanay ku naf-waayin dad shacab ahi.

shiil2shiil3shil 1shil4

burco

(xogreebnews-Shil gaadhi ayaa ka dhacay Duleedka Magalada Burco.Waxaana Uu Shilkani ka dhacay agagaarka Warshada Taydha Ee Ilays.


Shilkani ayaa waxa ku Dhawacmay Todoba Qof halka aanay haba-yaratee aanay ku naf-waayin dad shacab ahi.
Khasaraha ka dhashay shilkani ayaa waxa sababay Sadex Gaadhi oo iyagu marayay wadadani oo isku dhacay isla markaasna dhaliyay khasarahani.Waxaana gadiidka sababay khasarahani ay kala ahayeen Laba Gaadhi oo ah Gadiidka loo yaqaano Dhayne iyo Hal gaadhi oo isna ah Surf.intaasi ka dib markii uu dhacay shilkani ayaa gobtaasi gaadhay Ciidanka ilaalada Nabad-Galyada Wadooyinka.Gudomiye ku xigenka g/togdheer iyo Qaar ka Tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Burco. iyo masuliyin kale oo aad u tiro badan.Gudomiye ku xigeenka G/Togdheer Maxamed Maxamuud Yusuf (Ubaxle) oo ka hadlay shilkani sababay dhawaca ayaa xusay inay ciidanka nabad-galyada wadooyinku ay wadaan sidii uu u dhacay Shilkani.Waxaanu Gudomiye ku xigeenku ciidanka wadooyinka usoo jediyay inay kiiskaasi si wafaqsan sharciga u qadaan.Mr Ubaxle ayaa sidoo kale ka dhawajiyay in Todobada Qof ee ku dhawacmay Shilkaasi ay afar ka mid ah ay yihiin kuwo ay Halis tahay Xaladooda Cafimaad halka Sadex ka mid ah Uu Dhawacoodu Fudud Yahay.Xildhibaan Shiine Faliidh oo ka mid ah Xildhibanada Golaha Degaanka Burco isna ka hadlay Goobtani uu dhacay shilkani ayaa isna dhinaciisa Darawalada wada gadiidka noocyada kale duwan inay ka taxadaraan wakhtiga ay ku jiraan Taraaga amaba safarka.Dadkani Dhawaca ah ayaa Xaladooda Cafimaad Wakhtigani lagu dabibayaa Cisbitaalka wayn ee Magalada Burco.
Si kastaba ha ahatee Shilkani Gadiid ee ka dhacay Badhtamaha Warshada ilays iyo agagaarka Hotel City Plasa burco ayaan ahayn markii ugu horaysay ee uu shil noocan oo Kali ahi ka dhaco



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured