Madaxwaynaha Somalilnad Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Gaadhay Magalada London Iyo kulaada ay yeelandoonaan,

0
Tuesday April 30, 2013 - 10:52:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somalilnad Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Gaadhay Magalada London Iyo kulaada ay yeelandoonaan,

    London(xogreebnews) Apr.29,2013-Madaxwaynaha somalilnad iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay magalada London ee xarunta dalka Ingiriiska isagoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews) Apr.29,2013-Madaxwaynaha somalilnad iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay magalada London ee xarunta dalka Ingiriiska isagoo Madaxwaynaha Somalilnad Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Gaadhay Magalada London Iyo kulaada ay yeelandoonaan,
London(xogreebnews) Apr.29,2013-Madaxwaynaha somalilnad iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay magalada London ee xarunta dalka Ingiriiska isagoo ka soo jarmaaday magalada Washington ee dalka maraykanka. Madaxwayna iyo waftigiisa ayaa kula soo kulmay masuuliyiin ka tirsan dwalada maraykanka iyo hay’addaha dhinaca macaawinooyinka dibada. Madaxwaynuhu sidoo kale waxa uu kulan balaadhan la soo yeeshay jaaliyada Somaliland ee kunool dal waynaha Maraykanka, waxana ku soo dhaweeyay gagada diyaarahadaha ee Heathrow Airport ee dalka Ingiriiska safiirka Somaliland u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska Md Cali Aadan Cawaale, xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynahay Cali Axmed,Cali,Maareeyaha Telefiishanka qaranka Khadar Xasan Cali Gaas iyo Gudoomiyaha telefiishanka ee Yurub Cabdi Bacow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured