Maxad Ka taqaana masuulka Cuusub Danjirihii Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Arimaha Somalia Oo Xilkii Laga Qaaday .

0
Tuesday April 30, 2013 - 10:56:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxad Ka taqaana masuulka Cuusub Danjirihii Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Arimaha Somalia Oo Xilkii Laga Qaaday .

    Muqdisho (xog) Apr.30,2013-War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Kiin Moon ayaa lagu sheegay in Xilkii Danjirnimo laga qaaday Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Agoustine Mahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xog) Apr.30,2013-War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Kiin Moon ayaa lagu sheegay in Xilkii Danjirnimo laga qaaday Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga. Maxad Ka taqaana masuulka Cuusub Danjirihii Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Arimaha Somalia Oo Xilkii Laga Qaaday Isla Markaana La Magacabay Danjire Cusub.
Muqdisho (xog)) Apr.30,2013-War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Kiin Moon ayaa lagu sheegay in Xilkii Danjirnimo laga qaaday Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga.
Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Arimaa Soomaaliya Agoustine Mahiga ayaa baryihii dambe ayaa mid si weyn uga dhex muuqday siyaasadda Soomaaliya isla markaana saameyn ku lahaa. Danjire Mahiga ayaa lagu eedeeyey inuu isticmaali jiray awoodiisa awood ka badan ama ka baxsan.

Danjiraha Cusub ee Qaramada MIdoobay u qaabilsanaan Doona Soomaaliya Mr Nicolas Key ayaa waxa uu u dhashay dalka Ingiriiska, waxaanuu xilligan yahay Agaasimaha Arimaha Dibadda ee Qaaradda Afirka u qaabilsan dalka Britain. Nicolas ayaa la filayaa inuu xilka la wereegi doono 3-da bisha June


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured