Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan

0
Monday April 29, 2013 - 19:29:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan

    Hargeysa(xogreebnews) Apr.29,2013-Kooxda kubada kolayga oo kulan ciyaareed ku yeelan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews) Apr.29,2013-Kooxda kubada kolayga oo kulan ciyaareed ku yeelan Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan.
Hargeysa(xogreebnews) Apr.29,2013-Kooxda kubada kolayga oo kulan ciyaareed ku yeelan lahaa wadanka yugaandha ayaa ilaa hada dhaqaala la’aan u xayiran dhaqaalihii ay xukuumadu ku ambabixin lahaydna sheegeen in aanay ilaahada ka helin, hadaba dhalinyaradan oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magalada Hargeysa ayaa sheegay in uu wasiirka ciyaaruhu u sheegay in aanuu haynin dhaqalihii ku bixilahaa,isla markaana ku hanjabay in ay dalka ka tahriibayaan,una soo jeediyey wasiirka ciyaaraha Somaliland iyo maayirka caasimada Hargeysa oo iska kaashan jiray in ay sida ay sheegeen in ay sida ugu dhaqsaha badan uga soo jawaban.

Sikastaba ha ahaatee safarkan ay ciyaartooyadani ugu bixi lahaayeen ayaa ah mid aad ugu mihiima Somaliland oo ay hore sanadkii hore kaalin fiican ka galeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured