Fanaanka Cawaale Yare oo intii uu Kanada ku sugnaa la kulmay Arin noloshiisa ku cusub oo aanu filayn balse yaab iyo fajac ku riday!

0
Tuesday April 30, 2013 - 11:05:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Cawaale Yare oo intii uu Kanada ku sugnaa la kulmay Arin noloshiisa ku cusub oo aanu filayn balse yaab iyo fajac ku riday!

    Ottowa-(xogreebnews)-Fanaanka ama Heesaaga Reer Djabuuti Cawaale Aadan (Cawaale Yare) oo muddo ku sugnaa dalka Kanada oo uu hadda degan yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ottowa-(xogreebnews)-Fanaanka ama Heesaaga Reer Djabuuti Cawaale Aadan (Cawaale Yare) oo muddo ku sugnaa dalka Kanada oo uu hadda degan yahay Fanaanka Cawaale Yare oo intii uu Kanada ku sugnaa la kulmay Arin noloshiisa ku cusub oo aanu filayn balse yaab iyo fajac ku riday!Ottowa-(xogreebnews)-Fanaanka ama Heesaaga Reer Djabuuti Cawaale Aadan (Cawaale Yare) oo muddo ku sugnaa dalka Kanada oo uu hadda degan yahay ayaa sheegay inuu la kulmay arin ku cusub oo aan qorshaha ugu jirin oo yaab iyo amakaag ku noqotay.
Heesaaga Cawaale ayaa tilmaamay in Bulshada Somalida ah ee ku nool dalka Kanada qabyaaladu biyo dhigtay, oo qabiil walba ama Reer waliba samaystay Meherad ama goob gaar ah oo ay iyaga oo keliya isuga yimaadaan, iskuna waraysataan.

Heesaaga Cawaale ayaa xusay in xaraarada ama heerka qabyaaladu ka gaadhay Somalilada ku nool Kanada inay dhawr derejo ka sarayso ta ka jirta Somaliya gudaheeda.
Heesaaga Cawaale Aadan wuxuu ku celceliyey inuu dhib weyn kala kulmay ,waqti dheerna ku qaadatey siduu hadba qolo ama reer Baradooda ugu booqan lahaa ee u qancin lahaa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured