Maxaad Ka Taqanaa Wasiirka Ugu Wax Qabadka Badan Xukuumada Siilaanyo?

0
Tuesday April 30, 2013 - 13:16:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad Ka Taqanaa Wasiirka Ugu Wax Qabadka Badan Xukuumada Siilaanyo?

    Tan iyo intii ay xukuumada siilaanyo talada dalka la wareegtay ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo intii ay xukuumada siilaanyo talada dalka la wareegtay ayaa

Maxaad Ka Taqanaa Wasiirka Ugu Wax Qabadka Badan Xukuumada Siilaanyo?

Tan iyo intii ay xukuumada siilaanyo talada dalka la wareegtay ayaa waxa soo baxayay wasiiro ku fashilmay xilkoodii iyo kuwa ay dadweynuhu ku amaaneen xilkoodii ka dib markii ay muujiyeen wax qabad la taaban karo.

Hadaba akhristayaal waxaanu jecel nahay in aanu halkan idiinku soo gudbinio wasiirada ku fashilmay iyo kuwa ay shacabku u bogeen wax qabadkooda, anaag oo lafo gur ku sameyn doona sida ay dadweyanhaa reer Somaliland uga dareen celiyeen iyo aragtiyaha kala duwan ee ay shacabku ka qabaan, anaga oo si mug leh wax uga weydiinay dadka ku xeel dheer arimaha maamulka iyo maareeynta hawlaah wasaaradaha iyo guud ahaan dawlada, hadaba akhriste anaga oo ka eegana dhinaca (optimistic) —ka waxaanu soo horeysiinayana wasiirada ugu wax qabadka badan xukuumada siilaanyo,

1: sida ay tilmaameen dad kala duwan oo isu jira aqoon yahano,macalimiin,khubaro ku xeel dheer arimahaa wasaarada duulista iyo gaadiidka cirkaiyo dad badan oo si dhaw ula socda hawlaha wasaaradaasi iyo waxa ay ka qabatay madaarada dalka ee ay masuulka ka tahay , dadkaasi kaal duwan ayawaxay wasiirka duulsita k tilaameen wasiirka ugu wax qabadka wanaagsan wasiirada xukuumada siilaanyo iyada oo ay daliil uga dhigeen sida uu uga shaqeeyey madaarada dalka iyo weliba horumarka uu ka gaadhay inay heshiis caalami ah la galaan hayada qaramada midoobay u qaabilsan hawada somaliya oo intii hore lacago badan ka qaadan jirtay diyaardaha caalamiga ah ee dulmara hayada Somaliland basle uu wasiirka arimahaasi ak agadhay horumar la taaban karo, sidoo kale madaarada dalka oo in mudo ah ay ak socotay dib u dhis balaadhani ayaa hadamaraya heer gabo gabo ah, wax qabadkaasi oo di diiran ay dadweyanah reer Somaliland u soo dhaweeyee isla markaana wasiirada kale kula taliyay inay ku daydaan wasiirka wasaarada duulista iyo gaadiidka cirka mudane maxamuud xaashi cabdi, hadaba akhriste hadii adiag laftoodu aad tegto madaarada dalka waxaad indhahaaga ku arki kartaa horumarkaasi balaadhan ee ay bulshadu uga markhaati kacday wasiirka duulista ee uu ka sameeyey madaarada dalkan jamhuurioyada Somaliland.

Hadaba waxaa muhiim ah akhriste in masuulkii wax qabtana lagu bogadiyo kii kalena lagu canaanto sidaasi awgeed ayaan qalainak u qaatay in aan sida ay dadweynuhuba u dareemeen sida ay horumar ugu kala sameeyeen wasiirada xukuumada siilaanyo ayaan qormaayin badan oo danbe ku soo qaadan doonaa taxane danbe oo aan kaga hadlayo wasiirada la odhan karo way guul darasyteen iyo kuwa la odhan karo wey guuleysteen balse maanta intaa aynu ku soo gabagabayno qormadeenan

Qalinka:C/casiis Khadar Bashiir

Email:abdikhadar2013@live.com

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured