Wasiir Duur Oo Maanta Horyimid Kalfadhigii Golaha Wakiilada Warbxina Ka Siiyey Xalada Dalka.Iyo tunada Amni Ee Soo Kordhay,

0
Monday April 29, 2013 - 19:34:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Duur Oo Maanta Horyimid Kalfadhigii Golaha Wakiilada Warbxina Ka Siiyey Xalada Dalka.Iyo tunada Amni Ee Soo Kordhay,

    Hargeysa(xogreebnews)Apr.29,2013-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ay wehehliyaan taliyayaasha Boliska ,laanta socdaalka,ciidamada xeebaha iyo agaasimaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews)Apr.29,2013-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ay wehehliyaan taliyayaasha Boliska ,laanta socdaalka,ciidamada xeebaha iyo agaasimaha
Wasiir Duur Oo Maanta Horyimid Kalfadhigii Golaha Wakiilada Warbxina Ka Siiyey Xalada Dalka.Iyo tunada Amni Ee Soo Kordhay,
Hargeysa(xogreebnews)Apr.29,2013-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ay wehehliyaan taliyayaasha Boliska ,laanta socdaalka,ciidamada xeebaha iyo agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha.
Wasiirka oo ugu horayntii warbixin ka siinayey golaha wakiilada waxyaabihii uqabsoomay mudooyinkii ugu dambaysay ee la soo dhafay iyo waxyaabaha ay ku talo jiraan ee ay hiigsanayaan,isla markaana u qaybiyey mudanayaasha Golaha nuqulo qoraal ah oo uu wasiirku u soo gudbiyey Golaha oo tilmaamaya waxqabadkii wasarada arrimaha gudaha.


Ugu dambayntii waxa wasiirka iyo taliyaha ciidamada booliska su’aalo waydiiyey qaar kamida mudanayaasha golaha wakiilada oo ay ugua jawaabeen,
Sidoo kale waxa uu wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale(Duur) iyo Taliyaha ciidamada Boolisku ka hadleen dhacdadii foosha xumayd ee lagu qaaday todobadkii hore xarunta wargayska madaxa banana ee Hubaal oo ay labadooduba qireen in uu ninkii laqabtay uu ka tirsanaa ciidamada Booliska somalilnad isla markaana kii labaadna ay ku raad joogaan ,balse waxa ay sheegeen in ay soo bandhigidoonan natiijada falkan oo ay maxkamad la tiigsan doonan.waxaa jirta in xalda amni ee dalka marayso meel xuun mar hadii laa weerarayo xaruumaha warbaahinta,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured