Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Ingiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbad buu Ku Dayaa Siilaanyo-na Deegaamaynta Berbera Waxay La Gashay Masaajidkii Dekeda.

0 Visits: 1433 | Thursday May 16, 2013 - 07:53:49
Qormadii 9 aad: Maah Maah Soomaaliyeedbaa jirta oo tidhaahda awr xabilkii wuu qaadaa xadhig qaloocan se ma qaado. dadweynaha reer somaliland wey iskala silci

Read More »

Mar I Dage Alla Ha Dago, Laba Goor I Dagana Anaa Is Dagay By Ali Warancadde

0 Visits: 1496 | Tuesday May 14, 2013 - 19:28:34
Warka shalay ay soo wada saareen Muumulka Muqdisho iyo Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada, wuxuu meel ka dhac ku yahay

Read More »

MAAYARKA GABILEY OO XAFIISKIISA DIBADA UGA SOO SAAREEN WAALIDIIN CADHAYSANI IYO BADHASAABKA GOBALKA OO SIDII DIINKA MADAXA QARSADAY

0 Visits: 1271 | Tuesday May 14, 2013 - 08:00:53
OGOW DHUUMASHA UU DHABARKU MUUQDAA WAA DHIB IYO HADI MEE

Read More »

Berbera Oo Qarka U Saaran in Uu Ka Dhaco Kacdoon Dadweyne.

0 Visits: 1305 | Monday May 13, 2013 - 20:04:12
dadweynaha reer berbera ayaa waxay khaati ka joogaan dhalinyaro ka soo jeeda beesha madaxweyene siilaanyo

Read More »

MADAXWAYNE EEXDA IYO CADAALAD DARADA WASIIRKA MAALIYADA CABDICASIIS SAMAALE AYAA KOW KA HA TAHRIIBTA DHALINYARADEENA BADAHA IYO SAXARAHA KU LEEDAY

0 Visits: 1367 | Monday May 13, 2013 - 19:37:36
Waxaan marka hore u mahad naqayaa ilahay oo umadeenii ka dhigay umad xumaantana iska reebta wanagana is farta marlabadka waxaan halkan uga mahad naqayaa warbaahinteena oo runtii si hagar la'aan ah umada ugu

Read More »

Ingiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbad buu Ku Dayaa Siilaanyo-na Deegaamaynta Berbera Waxay La Gashay Masaajidkii Dekeda.

0 Visits: 1224 | Monday May 13, 2013 - 07:46:47
Maah maah soomaaliyeed baa jirta oo tidhaahda Maalintii Hareerahaagaa La eegaa Haabeenkiina Waa La Gaagaabsadaa. maah maah kalena waxay

Read More »

MAXAAD KA OGTAHAY OO MACLUUMAAD AH DHAMBAALADA JACAYL EE WAARAY?!!! (DUGAAG YAHOW QURXOON). Qeytii 1aad

0 Visits: 2520 | Friday May 10, 2013 - 08:13:45
Anjalia waa gabar Fanaanad Talyaani ah waxay jacayl u qaaday wiil dhalin yaro ah oo aad u qurux badnaa, kana dhashay dabaqada la xurmeeyo ee Dalka Talyaaniga

Read More »

Ronaldo OO 200 Gool U Dhaliyay Real Madrid, Balse Halkee Buu Kaga Jiraa Gooldhaliyayaasha Los Blancos.

0 Visits: 1409 | Friday May 10, 2013 - 08:12:43
Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolashiisii 200aad ee Real Madrid xalayto kulankii ay 6-2 kaga badiyeen kooxda Malaga.

Read More »

Breaking News:Tababare Sir Alex Ferguson Oo Si Rasmi Ah Uga Fariistay Shaqada Tababare Ee Man United

0 Visits: 1372 | Thursday May 09, 2013 - 07:54:28
Kooxda Manchester United ayaa xilli dhow ku dhawaaqday in tababare Sir Alex Ferguson uu ka fariistay shaqadii tababarenimo ee kooxda.

Read More »

Gabilay iyo Badhasaabka Gobolka Oo Tahli Kari Waayey Inay Gobolka Xuquuqdii Uu Qaybta U Lahaa Keenaan iyo Xildhibaan C/lahi Black Guul Wadaha U Weyn Ee Gobolka Noqday.

0 Visits: 1286 | Wednesday May 08, 2013 - 13:10:18
Maayarka gobalka gabilay Shacayb Maxamed Muuse iyo badhasaabka gobalka gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi ayaa

Read More »

DOQONIIMO KUGU DAAHDEYBAAN CIDI DABIIBEYN Qalinkii Libaan xaji fagadhe

0 Visits: 1682 | Monday May 06, 2013 - 07:45:18
Waa masiibo lagu muujindoono taariikhda madow ee masuuliyiintan , waa arin murugale oo marin loo asteeyey waa maqal la kowsadey siyaasadan ABAAH QASKA AHE aan milicsado malafsiga

Read More »

Sheeko Gaaban Oo Aad U Xiiso Badan Lana Magac Baxday Maan Guursadeen!

0 Visits: 3251 | Monday May 06, 2013 - 07:40:52
Haddii aan noqon lahaa gabadh Soomaaliyeed, maan guur-sadeen nin Soomaaliyeed. Haddii aan guur-sadana waxba uma dhaleen.

Read More »

Kulanka Man United —VS- Chelsea :- The Blues oo ay ka go,an tahay guul si ay uga qeyb gasho Champions League

0 Visits: 1267 | Monday May 06, 2013 - 07:37:51
Kooxda martida loo yahay ayaa waxa ay guuldarado kala kulantay kooxda Blues in ka badan kooxaha kale

Read More »

FAALLO SADEX-JIRSIGA SOO DHAW EE XUKUUMADEENA KULMIYE DUMIYE EE DABO ROGAN MAXAA LAGU-XUSUUSAN KARAA??–

0 Visits: 1361 | Friday May 03, 2013 - 08:37:25
London(xogreebnews.com-Waxaa Dastuurka Qaranka Somaliland uu Damaanad Qaadayaa in Muwaadin kasta oo Somalilander ahi in uu qaab-kasta oo uu

Read More »

Bayern Munich Oo Si Sahlan Ku Gaartay Finalka UCL Ka Dib Markii Ay Semi-finalka Ugu Awood Sheegteen Barcelona

0 Visits: 1374 | Thursday May 02, 2013 - 19:38:22
Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaacee

Read More »

Ku dhabawday somaliland dhiiga geesiga. Qalinkii:Ismail yusuf adam (joseph)

0 Visits: 1441 | Tuesday April 30, 2013 - 19:23:50
mubaarik careef

Read More »

MA WAX TARBAA MISE WAA WAXYEELO Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe

0 Visits: 1352 | Tuesday April 30, 2013 - 11:24:44
Waa hogol-tusaaleyn ,uhiilisa dadka loo awood sheegto,waa hub aan ka horgeynaayo qofkastoo ku howlan heyb kalsooc,waa holac lagu gubaayo dulmiga,waa mid hareer taagan halyeyga ,waa mid u hadleysa hooyadii hanadkeeda weydey ,waa mid hal u odhaneysa umadan la heerey ,waa mid halgamayaasha ubadkii ay dhaleen…

Read More »

featured