Breaking News:Tababare Sir Alex Ferguson Oo Si Rasmi Ah Uga Fariistay Shaqada Tababare Ee Man United

0
Thursday May 09, 2013 - 07:54:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Breaking News:Tababare Sir Alex Ferguson Oo Si Rasmi Ah Uga Fariistay Shaqada Tababare Ee Man United

    Kooxda Manchester United ayaa xilli dhow ku dhawaaqday in tababare Sir Alex Ferguson uu ka fariistay shaqadii tababarenimo ee kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Manchester United ayaa xilli dhow ku dhawaaqday in tababare Sir Alex Ferguson uu ka fariistay shaqadii tababarenimo ee kooxda. Breaking News:Tababare Sir Alex Ferguson Oo Si Rasmi Ah Uga Fariistay Shaqada Tababare Ee Man United

Kooxda Manchester United ayaa xilli dhow ku dhawaaqday in tababare Sir Alex Ferguson uu ka fariistay shaqadii tababarenimo ee kooxda.
Sir Alex Ferguson oo 26 sanno iyo bar la soo qaatay Manchester United ayaana ka tagaya kursiga keydka Old Trafford ka dib marka uu soo dhamaado xilli ciyaareedkan.
Tababaraha ugu guulaha badan taariikhda kubada cagta Britian ayaana shaqo agaasime iyo mid ambassador ka qaban doona kooxda Manchester United.
Fergie ayaa mudadii 26ka sanno iyo bar ee uu hogaaminayay Manchester United waxa uu hantay 49 koob oo ay kooxda qaaday, oo ay ku jirto 13 horyaalka Premier League ah iyo labo Champions League.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured