MAAYAR GABILAY IYO BADHASAABKA GOBALKA OO TAHLI WAAYAY INAY XUQUUQDII GOBALKA DOONAAN +XIL.C/LAAHI BLACK OO GUUL WADAYN UBAN-BAXAY.....
SALIGA NABIGA SUU RADAHA QURAANKA
MAAYAR GABILAY IYO BADHASAABKA GOBALKA OO TAHLI WAAYAY INAY XUQUUQDII GOBALKA DOONAAN +XIL.C/LAAHI BLACK OO GUUL WADAYN UBAN-BAXAY.....
SALIGA NABIGA SUU RADAHA QURAANKA maayarka gobalka gabilay shacayb maxamed muuse iyo badhasaabka gobalka gabiley yuusuf ibraahim geedi ayaa awoodi waayay inay haba yaraatee inay raad shaan xaqii iyo xuquuqdii uu lahaa gobolku kuna lahaa dawlada dhexe kana badin waayay inay kambalka meeraystaan kuna meeha naabaan waxaan gobolka iyo umada toona dani ugu jirin kuna mashquulsan raaligalinta xukuuada una difaac xilalka ay hayaan taas oo ay ugu wacantahay khibrad yaraanta ay uleeyihiin maamulka iyo nidaamka dawladnimadasomaalidu waxay ku maah maahdaa (MAYD WAXA UDAN BEEYAY KAAS LASII SIDO)taas oo aan uga goleeyahay mucaawimadii udan baysay ee turkigu ugu deeqay soomaaliland taas oo gobalka gabiley saamigiisa lugu siiyay tuulo ahaan kana tirsan gobolka (maroodi jeex ) halka goboladii lamidka ahaa ee ay isku xiliga ahaayeen lasii yay xaqii gabol ahaaneed dhinaca kale xil.c/laahi black oo kamida galaha wakiilada soomaaliland aayaa uban baxay guulwadayn isagoon geedna ugu gabanayn waa yaaab!¡ C/laahi ma xukuumada ayaa soo daaratay mise shacabka gobolka gabilay maxuu dan mooday inuu aaso xaqa umadii u codaysay iska gana gado xukuumada caadiska umadiisa iyo kii soo doortay duni aakhir samaan awaay aqoon yahan kii ruug cadaagii iyo siyaasiyiintii gobolka gabilaytaneey kaa tagay qalinkii :XASAN JIRDE AW MAXAMUUD (danjir) email:shabeel450@live.comtell:4778586 Leave a comment |
|
MAAYAR GABILAY IYO BADHASAABKA GOBALKA OO TAHLI WAAYAY INAY XUQUUQDII GOBALKA DOONAAN +XIL.C/LAAHI BLACK OO GUUL WADAYN UBAN-BAXAY.....
SALIGA NABIGA SUU RADAHA QURAANKA