Xadhigaygii Iyo Wixii Aan Kala Kulmay .By Aqoonyahan Jaamac Jiir Aniga oo ah Jaamac Cilmi Jiir Ahna Muwaadin Reer Somaliland ah aan ku Mutaystay Xidhig iyo Ganaax Mudo ku Dhaw laba biloodFikirkayga oo aan Cabiray awgeed ,taas oo qof kasta oo Muwaadina uu xaq u leeyahay inuu cabiro fikikiisa uuna yahay xaq ditoorku siiyay oo aan cid ishortaagi kartaa jirin.

0
Friday May 10, 2013 - 19:17:10 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadhigaygii Iyo Wixii Aan Kala Kulmay .By Aqoonyahan Jaamac Jiir Aniga oo ah Jaamac Cilmi Jiir Ahna Muwaadin Reer Somaliland ah aan ku Mutaystay Xidhig iyo Ganaax Mudo ku Dhaw laba biloodFikirkayga oo aan Cabiray awgeed ,taas oo qof kasta oo Muwaadina uu xaq u leeyahay inuu cabiro fikikiisa uuna yahay xaq ditoorku siiyay oo aan cid ishortaagi kartaa jirin.

    Hadaba waxaan halkan iidiin ku soo ngudbinayaa sidii lay qabtay iyo waxyaabihii aan kala kumay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaba waxaan halkan iidiin ku soo ngudbinayaa sidii lay qabtay iyo waxyaabihii aan kala kumay Xadhigaygii Iyo Wixii Aan Kala Kulmay .By Aqoonyahan Jaamac JiirAniga oo ah Jaamac Cilmi Jiir Ahna Muwaadin Reer Somaliland ah aan ku Mutaystay Xidhig iyo Ganaax Mudo ku Dhaw laba biloodFikirkayga oo aan Cabiray awgeed ,taas oo qof kasta oo Muwaadina uu xaq u leeyahay inuu cabiro fikikiisa uuna yahay xaq ditoorku siiyay oo aan cid ishortaagi kartaa jirin.
Hadaba waxaan halkan iidiin ku soo ngudbinayaa sidii lay qabtay iyo waxyaabihii aan kala kumay xabsiga ,Habeenkii ay qabtay xilli ay saacadu ku beegnayd abaaro Sagaalkii Habeenimo ayaa waxa layga qabtay Badhtamaha Magaalada Hargeysa, iyadoo lay qabtay siddii argagixisada oo kale oo aan lay soo qaban haba yaraatee siddii Shrciga waafaqsanayd, intaa ka dib waxa lay geeyay Saldhiga Dhexe ee magaalada Hargeysa, waxana laygu amray inaan bixiyo kabaha iyo Suunka, Oobiigana waxa lay galiyay Baadhitaan laba cisho oo Khamiis iyo Jimce ah ayaan xidhnaa ka dibna Sabtidii ayaa Mxakamada lay geeyay waxana lay geeyay Baadaha Guud ee CID oo isoo hordhigay maqaal aan ku qoray warbaahinta, intaa ka dib waxa lay gudbiyay Xeer Ilaalinta ,iyada oo ay weydiinayeen Su’aalo isku mida oo ahaa Maqaalkan ma qortay waxana lay diray rumaan ah todoba cisho , waxaana dhacay khalad aniga CID u xidhan ayay Booliska Saldhiga Dhexe iga soo qaadeen Saldhiga iyada oo shaqadaa ay lahaayeen ciidanka CIDu sidaana laygaga soo celiyay maxakamadii, wuxuuna rumaankii igu qaatay mudo 18 cisho ah maalita maxakamada lay keenay ayaa laygu xukumay lix bilood iyo lix boqol oo kun oo ganaaxa mana jiri wax qareena oo ii doodayay intii aan jeelka ku jiray waxa ay hawl wadeenada jeelku iila dhaqmeen si aad iyo aad u wanaagsan waanan uga mahad celinayaa, waanan iibsaday xadhigii waxaana cadaynayaa inaan joojinayn wixii aan u arko inay xaq yihiin oo aana cidna ku xurmaynayn cidna ku cisaynayn fikirkaygiina aanay waxba iska bedelin waana sii laba laabi doona xadhigna aan ka baqyn iyo caga juglayn toona , waxaana u mahad naqayaa saxaafada Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured