Gabilay iyo Badhasaabka Gobolka Oo Tahli Kari Waayey Inay Gobolka Xuquuqdii Uu Qaybta U Lahaa Keenaan iyo Xildhibaan C/lahi Black Guul Wadaha U Weyn Ee Gobolka Noqday.

0
Wednesday May 08, 2013 - 13:10:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabilay iyo Badhasaabka Gobolka Oo Tahli Kari Waayey Inay Gobolka Xuquuqdii Uu Qaybta U Lahaa Keenaan iyo Xildhibaan C/lahi Black Guul Wadaha U Weyn Ee Gobolka Noqday.

    Maayarka gobalka gabilay Shacayb Maxamed Muuse iyo badhasaabka gobalka gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka gobalka gabilay Shacayb Maxamed Muuse iyo badhasaabka gobalka gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi ayaa

Gabilay iyo Badhasaabka Gobolka Oo Tahli Kari Waayey Inay Gobolka Xuquuqdii Uu Qaybta U Lahaa Keenaan iyo Xildhibaan C/lahi Black Guul Wadaha U Weyn Ee Gobolka Noqday.

Maayarka gobalka gabilay Shacayb Maxamed Muuse iyo badhasaabka gobalka gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi ayaa awoodi waayay inay haba yaraatee inay raashinkii ay gabilay xaqa u lahayd u keeneen gobolka gabilay ee ay masuulka u ka yihiin taasi oo uu gobolku kuna lahaa dawlada dhexe kana badin waayay inay kambalka meeraystaan kuna meeha-nabaan waxaan gobolka iyo umada toona dani ugu jirin kuna mashquulsanadaan raaligalinta xukuuada una difaac xilalka ay hayaan taas oo ay ugu wacan tahay khibrad yaraanta ay u leeyihiin maamulka iyo nidaamka dawladnimada, somaalidu waxay ku maah maahdaa (MAYD WAXA U DANBEEYAY KAAS LA SII SIDO)taas oo aan uga gol leenahay mucaawimadii u dan baysay ee turkigu ugu deeqay soomaaliland taas oo gobalka gabiley saamigiisa lugu siiyay tuulo ahaan kana tirsan gobolka (maroodi jeex ) halka goboladii lamidka ahaa ee ay isku xiliga ahaayeen lasii yay xaqii gabol ahaaneed

dhinaca kale xil.c/laahi black oo kamida galaha wakiilada soomaaliland aayaa uban baxay guulwadayn isagoon geedna ugu gabanayn waa yaaab!¡ C/laahi ma xukuumada ayaa soo daaratay mise shacabka gobolka gabilay maxuu dan mooday inuu aaso xaqa umadii u codaysay iska gana gado xukuumada caadiska umadiisa iyo kii soo doortay duni aakhir samaan awaay aqoon yahan kii ruug cadaagii iyo siyaasiyiintii gobolka gabilaytaneey kaa tagay hadaba c/lahi black oo u ban baxay guul wadeynta xukuumada oo xitaa la sheegay in uu dadka caadiga ah ku buuriyo inay heeso u sameeyaan siilaanyo isla markaana waxa uu caadaystay in uu had iyo jeer u hanjabo wariyayaasha gobolka gabilay ee xaqiiqda u soo bandhiga bulshada reer Somaliland

qalinkii :XASAN JIRDE AW MAXAMUUD (danjir)

email:shabeel450@live.com

Tell: 4778586

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured