Ronaldo OO 200 Gool U Dhaliyay Real Madrid, Balse Halkee Buu Kaga Jiraa Gooldhaliyayaasha Los Blancos.

0
Friday May 10, 2013 - 08:12:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo OO 200 Gool U Dhaliyay Real Madrid, Balse Halkee Buu Kaga Jiraa Gooldhaliyayaasha Los Blancos.

    Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolashiisii 200aad ee Real Madrid xalayto kulankii ay 6-2 kaga badiyeen kooxda Malaga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolashiisii 200aad ee Real Madrid xalayto kulankii ay 6-2 kaga badiyeen kooxda Malaga.

Ronaldo OO 200 Gool U Dhaliyay Real Madrid, Balse Halkee Buu Kaga Jiraa Gooldhaliyayaasha Los Blancos.

cer.jpg

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolashiisii 200aad ee Real Madrid xalayto kulankii ay 6-2 kaga badiyeen kooxda Malaga.

Xiddiga reer Portugal ayaa rigoore laga badbaadiyay laakiin wax yar ka dib waxa uu dhaliyay goolkiisii 200aad ee Real Madrid uu u saxiixay ka dib baas gaaban uu ka helay Xabi Alonso, waxaana uu sidoo kale caawiye ka ahaa goolashii Mesut Ozil iyo Karim Benzema.
ccc
Ronaldo ayaana 200 gool ku dhaliyay 197 kulan uu u saftay kooxda reer Spain isagoo haatan dhaliyay 54 gool 53 kulan uu u saftay Real Madrid xilli ciyaareedkan.

Isagoo haatan leh 200 gool, Ronaldo ayaa kaalinta lixaad kaga jira ciyaartoyda abid ugu goolasha badan kooxda, isagoo sideed gool ka danbeeya halyeeyga reer Mexico Hugo Sanchez




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured