Wararka

Shirka Landon Tagii mayno Ka Turkigana Waanu Tagayna Waxay Ka Dhiigan Tahay Bakhtiiga Maa Ciine Waxaanu Caabna Fuudka

0 Visits: 1277 | Wednesday April 10, 2013 - 17:15:59
ankara (xogreebnews-waxaa layaab ah in ay xukumadu is tic maasho warar anay ku farxin

Read More »

Uhuru Kenyatta oo loo dhaariyay Madaxtinimada Kiiniya iyo Somaliland oo Hambalyaysay

0 Visits: 1294 | Wednesday April 10, 2013 - 17:11:13
Hargeysa(xogreebnews.com)- Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo loo dhaariyay xafiiska Madaxweyne ee Dalkaasi.

Read More »

Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Gaal oo maanta Warbaahinta Qaarkeed la hadlay+wuxu u sheegay iyo waxa laga filaayey+waxa kalfadhiga uu Golweynaha ugu yeedhay laga filan karo!.

0 Visits: 1309 | Wednesday April 10, 2013 - 17:07:21
Hargeisa-(xogreebnews.-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) oo kula hadlay xafiiskiisa saaka qaar ka mid ah Warbaahinta Maxalliga ah ayaa sheegay inuu kalfadhi aan caadi ahayn isagu yeedhay Gole-waynaha guurtida .

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay shirka Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland ee ku dhex maraaya dalka Turkiga

0 Visits: 1183 | Wednesday April 10, 2013 - 16:58:18
Ankara ((xogreebnews- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo" iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa waxay gaareyn Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Read More »

Fule Xantii Ma Mooganee Ma Waxaad Maqasheen Hadrwaawi Soomaaliwayn Ayuu Taageersan Yahay? Saw Xornimadiina Dib Ulamaydaan Soo Noqonin, Ikhtiyaarka Idinkaa Iska Leh”Abwaan Hadraawi

0 Visits: 13654 | Wednesday April 10, 2013 - 16:55:04
Hargeysa, April 10, 2013 (xogreebnews.com) — Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo ka mid ah Abwaanada ugu miisaanka culus Soomaalida ayaa mar uu xalay Muxaadiro ka jeedinayey Jaamacadda Admas xarunteeda Magaaladda Hargeysa ka hadlay mabda'a uu ka aaminsan yahay gooni isku taaga

Read More »

Iska-Horimaad Iyo Shaqaaqooyin Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Keenay Oo Dhexmaray Ciidan Uu Watey Wasiir Cabdi Aw-Daahir Iyo Dad Shiciba.

0 Visits: 1088 | Wednesday April 10, 2013 - 16:50:36
Burco-(xogreebnews.-Iska horimaad iyo shaqaaqooyin saaka dhexmaray dad shiciba iyo ciidamo

Read More »

Golaha Guurtida Oo Markii Labaad Mudo Kordhin Laba Sano Ah Loo Wado

0 Visits: 1330 | Wednesday April 10, 2013 - 16:44:09
Hargeysa(xogreebnews.com)— Golaha Wakiilada Somaliland oo muddo kordhintii labada sano iyo siddeed bilood ahayd ee golaha guurtidu u kordhiyay

Read More »

Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Dir

0 Visits: 1425 | Tuesday April 09, 2013 - 19:52:49
Oslo (xogreebnews.com)Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha

Read More »

Madaxweynaha Dowladda Kenya oo maanta la caleemo saaraayo

0 Visits: 1322 | Tuesday April 09, 2013 - 19:49:19
Kenya (xogreebnews.com) Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa Talaadada maanta si rasmi ah loogu wadaa in lagu Caleemo saaro Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya.

Read More »

Warsaxaafadeed

0 Visits: 1472 | Tuesday April 09, 2013 - 19:46:04
Xadhiga Weriye Yaasin Jaamac wuxuu xad-gudub ku yahay xoriyadda saxaafadda

Read More »

Khilaaf hor leh oo ka taagan khayraadka Xidhka Saliida ee Saaxil Dadka deegaanka oo ku jahawareersan cida bixisay Sahanka laga wado deegaankaasi

0 Visits: 1221 | Tuesday April 09, 2013 - 19:44:58
Berbera(xogreebnews.com) -Shacbiga ku dhaqan deegaamada xidhka saliida iyo guud ahaan tuulooyinka

Read More »

SIR AANU HELNEY OO KU SAABSAN SHIRARKA SOMALILAND IYO SOMALIYA HAMOOGAAN

0 Visits: 1335 | Tuesday April 09, 2013 - 08:24:44
Maxay Tahay Sababta Wadahadalada Dawlada Soomaaliya Iyo Dowlada Somaliland Loogu Wareejiyey Turkiga?

Read More »

Maxay Saxaafada Turkigu Ka Qortay Shirka Istanbul Ee Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 1348 | Tuesday April 09, 2013 - 08:21:21
Istanbu,(xogreebnews.com)-Jariiradan ayaa waxay qortay in dawlada Turkigu ugu qabanayso kulan labada hogaamiye ee Soomaaliya iyo gobolka ismaamulka Soomaaliyeed ee Somaliland,

Read More »

MUSHARAXA JAGGADDA MADAXWEYNANIMADA XISBIGA UCID OO MADAX SARE OO MAREYKANI CASUUNTEY

0 Visits: 1202 | Tuesday April 09, 2013 - 08:20:06
(xogreebnews.com): Musharaxa jaggadda madaxweynanimada ee xisbiga mucaaridka ah ee cadaallada iyo daryeelka ee UCID, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa soo casuumay Badhasaabka gobolka Massachusetts ee dalka Maraykanka magaaladiisa Boston Governor Deval Patrick. Musharaxa Jaggadda Madaxweynanimada…

Read More »

MUSHARAXA JAGGADDA MADAXWEYNANIMADA XISBIGA UCID OO MADAX SARE OO MAREYKANI CASUUNTEY

0 Visits: 1193 | Tuesday April 09, 2013 - 08:20:03
(xogreebnews.com): Musharaxa jaggadda madaxweynanimada ee xisbiga mucaaridka ah ee cadaallada iyo daryeelka ee UCID, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa soo casuumay Badhasaabka gobolka Massachusetts ee dalka Maraykanka magaaladiisa Boston Governor Deval Patrick. Musharaxa Jaggadda Madaxweynanimada…

Read More »

Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Saarey Wareegto Uu Ku Xardhay Gudiga Qabanqaabada Xuska 18may Waqti Yar Ka Hor Intaanu Dalka Ka Anbabixin.

0 Visits: 1183 | Monday April 08, 2013 - 19:09:53
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo ayaa maanta soo saarey Wareegto uu ku magacaabay Guddi ka kooban 11 xubnood oo uu u xilsaaray qabanqaabada

Read More »

QAAR KA TIRSAN XILDHIBAANADA GOLAHA DEEGAANKA BERBERA ,CUQAAL ODAYAAL WAXGARAD IYO DADWAYNAHA GEELLA-KOR EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ U DIRAY XUKUUMADA JOOJIYAY-NA KOOX MACDAN SI TUUGA AH U GURANAAYAY–

0 Visits: 1247 | Monday April 08, 2013 - 19:05:59
Berbera(Xogreebnews.com) Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Dagmada Berbera , Cuqaal . Odayaal , Wax-garad Iyo Aqoonyahano Ayaa Shal ay Dad

Read More »

QAAR KA TIRSAN XILDHIBAANADA GOLAHA DEEGAANKA BERBERA ,CUQAAL ODAYAAL WAXGARAD IYO DADWAYNAHA GEELLA-KOR EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ U DIRAY XUKUUMADA JOOJIYAY-NA KOOX MACDAN SI TUUGA AH U GURANAAYAY–

0 Visits: 1076 | Monday April 08, 2013 - 19:05:54
Berbera(Xogreebnews.com) Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Dagmada Berbera , Cuqaal . Odayaal , Wax-garad Iyo Aqoonyahano Ayaa Shal ay Dad

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Sheegay Inaanu Waxba Ka Ogayn Ajandaha Wada-Hadalada Somalia Ay Kula Yeelanayaan Ankara

0 Visits: 1215 | Monday April 08, 2013 - 19:01:50
Ajandaha Caddaan Lanoogama Dhigin Oo Wax Kow Iyo Laba Aan Odhan Karayo Maaha" Madaxwayne Siilaanyo Oo Turkiga U Baxay

Read More »

Liiska Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilanyo Ku Wehelinaaya Safarka Uu Ugu Anababaxy Dalka Turkiga

0 Visits: 1155 | Monday April 08, 2013 - 18:56:47
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo iyo wefti uu horkacaayey oo maanta dalka ka dhoofay ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan dalka turkiga halkaas

Read More »

featured