Madaxweynaha Dowladda Kenya oo maanta la caleemo saaraayo

0
Tuesday April 09, 2013 - 19:49:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dowladda Kenya oo maanta la caleemo saaraayo

    Kenya (xogreebnews.com) Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa Talaadada maanta si rasmi ah loogu wadaa in lagu Caleemo saaro Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya (xogreebnews.com) Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa Talaadada maanta si rasmi ah loogu wadaa in lagu Caleemo saaro Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya.

Madaxweynaha Dowladda Kenya oo maanta la caleemo saaraayo
Kenya (xogreebnews.com) Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa Talaadada maanta si rasmi ah loogu wadaa in lagu Caleemo saaro Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya.
Uhuru Kenyatta ayaa waxay Maxkamada Sare ee dalka Kenya ay iclaamisay in uu yahay Madaxweynaha Xaqa ah ee dalka Kenya, ka gadaal markii magacaabidiisa uu ka dhashay murun xoogan.
Munaasabada Caleemo Saarka ayaa waxaa ka qeyb geli doona inta badan Madaxda Geeska Afrika, iyadoo lagu soo casuumay Madaxweynaha dalka Sudan Omar Hassan Al-bashiir.

Afhayeen u hadlay Dowladda oo lagu magacaabo Muthui Kariuki, ayaa wuxuu laanta afka Ingiriisiga ee BBC-da uu u sheegay, inay Caleemo saarka ku soo casuumeyn Madaxweynaha Dowladda Sudan.
Madaxweyanah Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa maanta isna lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, si uu uga qeyb galo Munaasabada Caleemo saarka ee Madaxweyne Uhuru.
www.xogreebnews.com
Nayroobi kenya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured