Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Dir

0
Tuesday April 09, 2013 - 19:52:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Dir

    Oslo (xogreebnews.com)Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oslo (xogreebnews.com)Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha
Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Dir

Oslo (xogreebnews.com)Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Diree ku jira xildhibanada Somaliya, mudane cabdiraxmaan ayaa safar wayadan ku marayey wadamada Yurub isaga oo soo garay maalintii jimcaha waxa safarkiisu ku soo beegmay wafdi culus oo xildhibaano oo uu hogaaminayo gudoomiyaha barlamaanka Somaliya jawhari kuwaas oo tababar mudo soconaya uga furmayo wadankan Norway .safarkan ayaa xanibay kulamadii uu la samayn lahaa madax ka tirsan wadankan siiba wasaarada arimaha dibada kuwaas oo awooda saray wafdiga soomaliya kaas oo wafdigii somaliya ka culays batay ka somaliland oo u ka socday gudoomiye ciro oo kaliya iyo qorshe la aan ,xiligii ay u suurto gali wayday inuu mudane ciro la kulmo dawlada Norway ayaa waxa uu kulan la qatay xubno ka mida xisbiga wadani oo dhexdhexadin ka waday inay kulan siyaan qaar ka mida beelaha Dir ee baarlamanka ku jiro oo qaar ay ka soo jedaan somaliland taasina may suurto galin iyaga oo kulan casho sharaf la lahaa wasiirka arimaha dibada kaas oo aan u surto galin gudoomiyaha baarlamanka somaliland oo xildhibaan ku jira barlamanka somaliya ka misaan waynaa, sidoo kale waxa isburinaya kulankan dhicisoobay ee labada gudoomiye ,iyo ku biritaanka gudoomiyaha wadani ee gudida madaxwaynaha iyo shir saxafadeedkii ay qabteen gudida arimaha dibada ee wadani. Hadaba waxa xusid mudan wayadii hore ee xukumadahii ka horeyey ee madaxwayne Riyaale iyo Cigaal ayaa ka cudur daran jirtay arimaha somaliya iyo la kulankooda waxa hada mudan in madaxda somaliya ay ka cudur dartaan shuuurodana ku xiraan. rasmimedia.net OSLO.NORWAY xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured