Liiska Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilanyo Ku Wehelinaaya Safarka Uu Ugu Anababaxy Dalka Turkiga

0
Monday April 08, 2013 - 18:56:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilanyo Ku Wehelinaaya Safarka Uu Ugu Anababaxy Dalka Turkiga

    Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo iyo wefti uu horkacaayey oo maanta dalka ka dhoofay ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan dalka turkiga halkaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo iyo wefti uu horkacaayey oo maanta dalka ka dhoofay ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan dalka turkiga halkaas
Liiska Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilanyo Ku Wehelinaaya Safarka Uu Ugu Anababaxy Dalka Turkiga

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo iyo wefti uu horkacaayey oo maanta dalka ka dhoofay ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan dalka turkiga halkaas oo ay kulan kula yeelan doonaan wefti ka socda dawlada Somaliya oo Turkigu gogol wadahadal u fidiyey.

Xubnaha weftiga ee Madaxweyne Siilanyo socdaalkiisa ku wehelinaaya waxaa ka mid ah:-


1-Marwada Koowaad–Amina Weris

2-Wasiirka arimaha debeda-M.Abdilaahi

3-Wasiirka Qoyska Maxamed A.Garaad

4-Wasiirka Cadaalada Xuseen A.Caydiid

5-Wasiirka Madaxtooyada Xirsi C.Xasan

6-Gudoomiyaha Ucid Faysal C.Waraabe

8-Guddoomiye-xigeenka Barlamaanka Baashe M.Farax


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured