Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Saarey Wareegto Uu Ku Xardhay Gudiga Qabanqaabada Xuska 18may Waqti Yar Ka Hor Intaanu Dalka Ka Anbabixin.

0
Monday April 08, 2013 - 19:09:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Saarey Wareegto Uu Ku Xardhay Gudiga Qabanqaabada Xuska 18may Waqti Yar Ka Hor Intaanu Dalka Ka Anbabixin.

    Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo ayaa maanta soo saarey Wareegto uu ku magacaabay Guddi ka kooban 11 xubnood oo uu u xilsaaray qabanqaabada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo ayaa maanta soo saarey Wareegto uu ku magacaabay Guddi ka kooban 11 xubnood oo uu u xilsaaray qabanqaabada
Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Saarey Wareegto Uu Ku Xardhay Gudiga Qabanqaabada Xuska 18may Waqti Yar Ka Hor Intaanu Dalka Ka Anbabixin.

Hargeisa-(xogreebnews.com)-Madaxweyne Siilanyo ayaa maanta soo saarey Wareegto uu ku magacaabay Guddi ka kooban 11 xubnood oo uu u xilsaaray qabanqaabada dabaaldega xuska sanadguurada 22aad ee maalinta qaranimada Somaliland 18-ka may 2013-ka oo Afaratameeyo cisho inaga xigaan ,waxaanay xubnaha gudigu kala yihiin:-


1-Wasiirka arimaha gudaha- Duur

2-Wasiirka Warfaafinta- Abiib Timacade

3-Wasiirka waxbarasahada -Samsam

4-Wasiirka kalluumaysiga- Geeljire

5-Wasiirka dibudejinta- Xagla-toosiye

6-Wasiirka wershadaha- Cabdirisaaq

7-Wasiir-xigeenka Caafimaadka-N. qawdhan

8-Xildhibaan- Nacnac

9-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada -Xasan Caato

10-La-taliyaha Siilanyo ee dadka la haybsoco (Reer Daami).

11-Maayar-xigeenka Hargeysa.

Isku soo wada duuboo sida wareegtada ku xusan gudigan ayaa waxaa gudoomin doona wasiirka wasaarada arimaha gudaha Maxamed caraale Duur.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured