QAAR KA TIRSAN XILDHIBAANADA GOLAHA DEEGAANKA BERBERA ,CUQAAL ODAYAAL WAXGARAD IYO DADWAYNAHA GEELLA-KOR EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ U DIRAY XUKUUMADA JOOJIYAY-NA KOOX MACDAN SI TUUGA AH U GURANAAYAY–

0
Monday April 08, 2013 - 19:05:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QAAR KA TIRSAN XILDHIBAANADA GOLAHA DEEGAANKA BERBERA ,CUQAAL ODAYAAL WAXGARAD IYO DADWAYNAHA GEELLA-KOR EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ U DIRAY XUKUUMADA JOOJIYAY-NA KOOX MACDAN SI TUUGA AH U GURANAAYAY–

    Berbera(Xogreebnews.com) Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Dagmada Berbera , Cuqaal . Odayaal , Wax-garad Iyo Aqoonyahano Ayaa Shal ay Dad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(Xogreebnews.com) Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Dagmada Berbera , Cuqaal . Odayaal , Wax-garad Iyo Aqoonyahano Ayaa Shal ay Dad
Berbera(Xogreebnews.com) Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Dagmada Berbera , Cuqaal . Odayaal , Wax-garad Iyo Aqoonyahano Ayaa Shal ay Dad-wayne Aaad U Tira Badan Oo Gadoodsan Dajiyay Lana Hadlay Ka Dib Markii Koox Shidaal Iyo Macdan.Waxay Ahayd 6.4.2013 Markii Koox Qurba Joog Dhalinyaro Ah Oo Ku Gaashaaman Gawaadhida Qaaliga Ah Ee Buuraha Iyo Banaanadda ahba Dhex-mushaaxa Ee Loo Yaqaano Land-crusier-ka Waliba Noocyada Ay Waddan-keena Ay Haayaduhu Leeyihiin Ee Qaaliga Ah , Markii Ay Dad-waynihii Tuulada Geella-kor Oo Hoos Tagta Dagmada Berbera Ee Gobolka Saaxil , Waxayna Ku Taala Jidka Dheer Ee Aadda Burco , Waxayna U Dhaxaysaa Dagmada Sheekh Iyo Berbera , Dad-waynahaas Deegaan-kaas Ayaa Ka Shakiyay Joojiyayna , Waxay Waydiiyeen Kooxdan Cidda Ay Yihiin , Meesha Ay Ka Socdaan , Waxa AY Meesha Ka Waddaan , Intaas Ka Dib Waxa Ay Nimankii Ku Jawaabeen Waxaanu Nahay Koox Shidaal Soo Saaraysa Iyo Macdan Baadhayaal , Intaas Marka Ay Afkoodii Ka Soo Baxday Ayay Dadwaynihii Ku Yidhaahdeen , Cid Dawlad Ka Socotaa Idinlama Socoto Dadka Deegaankana Idinka Iyo Cida Maamulka Gobolka Saaxil Ka Socota Oo Noo Sheegtay Ma Jirtee Noqda , Oo Awal Hadday Cidi Meeshan Imanayso , Badhasaabka Gobolka Saaxil Ayaa La Socon Jiray Ama Cid Ayuu Soo Raacin Jiray Ama Warqad Ayay Dadka Deegaanka U Keeni Jireen .

Nimankkii Way Tageen , 7.4.2013 Waa Maalintii La Celiyay Maalintii Ku Xigtay Ayay Kooxdii Sida Tuugada Ah U Guranaysay Khayraadka Dabiiciga Ah Ee Dhulka Hoostiisa Ku Duugan Khayraadkaas Oo Ilaahay Casa-wajala Uu Ku Manaystay Deegaanka Ayaa Soo Noqday Iyaga Oo Wata Laba Gaadhi Waa Ciidamo Boolis Ah Kuwaas oo xoog ku galay buuralayda ay saliida caydhin ku jirto iyo macadanaha kale ee loo yaqaano ( Xidhka-Saliida ) Ilaa Deegaanka Ku Teedsan Dhulka Buuralayda Ah , Waxaa Kale oo Ay Tageen Deegaanka Ku Teedsan Dgulkaas Buuralayda Ah Sida Bixin .
Dad-waynaha Jiidaas Oo Aad Uga Cadhooday Ficilada AY Samaynayaan Kooxdan Iyo Waliba Awooda Ciidanimo Ee loo Adeegsanaayo taas oo sababtay xaalad amni daro ah , dhalinyaradii deegaanka oo arintaas ka gadoodsan ayaa is urursaday ka dabina aadday buuralayda iyaga oo hubaysan , qaylo dhaan soo gaadhay magaalada berbera ayaa qaar ka tirsan Xildhibaanda Golaha Deegaanka Berbera iyo cuqaal Odayaal , Iyo Waxgaard Kale Ayaa Jiidaas Gaadhay Dadkaas-na Dajiyay Dadwaynihiii Gadoodsanaana Dajiyay , Kooxdiina Meesha Ka Soo Kaxeeyay
Goobtaas Ka Jeediyeen , Xildhibaano , Cuqaal , Odayaal , Iyo Dadwayanha


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured