Wararkii ugu dambeeyay shirka Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland ee ku dhex maraaya dalka Turkiga

0
Wednesday April 10, 2013 - 16:58:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay shirka Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland ee ku dhex maraaya dalka Turkiga

    Ankara ((xogreebnews- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa waxay gaareyn Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ankara ((xogreebnews- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa waxay gaareyn Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Wararkii ugu dambeeyay shirka Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland ee ku dhex maraaya dalka Turkiga
Ankara ((xogreebnews- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa waxay gaareyn Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha Somaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa isna goor dhaw la filayaa inuu gaaro Magaalada Ankara ee Xarunta Wadanka Turkiga, iyadoo shir ay ku lee yihiin dalka Turkiga Bartamaha bishaan.

Labada Madaxweynaha ayaa waxaa lagu wadaa inay ka wada hadli doonaan go’aanada lagu doonaayo in leeskugu soo dhaweeyo, inkastoo Somaliland ay ka biyo diidan tahay inay dib ugu laabato ka mid ahaanshaha Somaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa dhinaciisa shirkaan ku kaabaaya Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolada Koonfureed ee Somaliya.
Sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa shirkaan dhinaciisa ku wehlinaaya qaar ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Siyaasiyiin reer Somaliland ah.
Dowladda Turkiga ayaa waxay ka soo shaqeyneysaa sidii labada dhinac leeskugu soo dhaweyn lahaa, Somaliland ay iyana uga qeyb geli laheyd shirka ka furmanaaya Magaalada London bisha soo socota.xogreebnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured