Wararka

HUTEEL MAANSOOR SANAD GUURADII 11AAD EE GEERIDII MADAX WEYNIHII LABAAD EE SOMALILAND MAXAMED X.IBRAAHIN CIGAAL OO HARGEYSA LAGA XUSAY

0 Visits: 1123 | Saturday May 04, 2013 - 13:26:16
(xogreebnews.com-Maxamed X.Ibraahin Cigaal oo ahaa Madaxweynhii Labaad Ee Somaliland Ayaa Sanad walba laga Xusaa Somaliland 03-da Bisha May oo ku began Maalintii uu Geeriyooday sanadkii 2002

Read More »

Wasiirka Dibu-dajinta Somaliland Saleebaan Xagla Toosiye oo Jabuuti u duulay saaka

0 Visits: 1119 | Friday May 03, 2013 - 19:19:09
Hargeysa(xogreebnews.com) Wasiirka Wasaaradda Dibu-dajinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye ayaa safar aan ujeedadiisa la garanayn ku tagay Dalka Jabuuti. Wasiir

Read More »

Warmurtiyeed uu soo saaray safiirka Somaliland ee UK ayaa lagu cadeeyay inaanu jirin cid banaanbax soo qabanqaabisay oo laga hor istaagay

0 Visits: 1121 | Friday May 03, 2013 - 19:14:26
London(xogreebnews.com) Waxanu qaar ka mid ah mareegaha ku aragnay nin Camara sita oo dadka reer UK afka ugu ridaya hadallo been abuur ah oo sheegaya inu safiirku joojiyey Bannaanbax

Read More »

Askari Ka Tirsana Ciidanka Booliiska Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Is Toogtay

0 Visits: 1141 | Friday May 03, 2013 - 19:12:25
Wajaale (xogreebnews.com Waxaa maanta abaaro 3-dii galabnimo isku dhex toogtay saldhiga booliska degmada togwajaale askari katirsan ciidanka booliska degmada tog wajaale ka

Read More »

Orodyahanka Reer Britain Mo Farah oo ka hadlay qadiyada shirka London,si weyna u taageeray–-

0 Visits: 1158 | Friday May 03, 2013 - 08:34:55
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Orod-yahanka caanka ah ee Reer Britain,hase yeeshee asal ahaana ka soo jeeda Somaliland MO Farah ayaa

Read More »

War-laliyihii Radio Hargeysa oo Qalab Halbowle Idaacaddu ka Gubtey iyo Mishiino Cahdigii Rayaale La soo iibiyey Maamulka Warfaafintu Dib u Fasaxday

0 Visits: 1137 | Friday May 03, 2013 - 08:27:33
Warku Waxa uu Intaa Ku darayaa In Farsamayaqaanadii Gacanta ku Hayay Idaacadan Cusubi Damceen Inay Din u Hagaajinayaan

Read More »

Xukuumada Oo Weli La Rafanaysa Sidii Ay U Danbabasi Lahayd Weerarkii Lagu Qaaday Wargeyska Hubaal Ee La Sheegay Inay Ka Danbeysay Xukuumadu

0 Visits: 1165 | Thursday May 02, 2013 - 20:27:17
Weerarkii foosha xumay ee lagu qaaday waregyska hubaal kaasi oo ahaa mid aan noociisa oo kale dalka ka dhicin ilaa intii dalka lagu soo noqday oo aysan dhicin in xarun

Read More »

DILAAL HINDI AH OO GURYAHA MAGAALADA LONDON IIBIYA OO 6 LIX MILION OO POUND( 6.000.000£) KA DHACAY QOYSKA MADAXTOOYADA SOMALILAND IYO WASIIRKA MACDANTA IYO BIYAHA

0 Visits: 1282 | Thursday May 02, 2013 - 19:21:46
London (xogreebnews.com):- Waqcadii iyo fadeexadii ugu weyneyd abid ayaa kaga dhacday Magaalada London ee cariga Ingiriiska Qoyska Madaxtooyada ee Somaliland iyo Wasiirka Macdanta

Read More »

CAAQIL MAXAMED CABDI QAWDHAN OO XABSIGA LOO TAXAABAY

0 Visits: 1184 | Thursday May 02, 2013 - 19:17:39
Gabiley(xogreebnews.com) Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo ka mid ah cuqaasha ugu waaawayn

Read More »

Ugaaska Beelaha Samaroon Oo Bari Magaalada Boorama Booqasho Ku Imanaya Iyo Nuxurka Ujeedada Socdaalkiisa Ee Wakhtigan Lala Xidhiidhinayo

0 Visits: 1343 | Thursday May 02, 2013 - 19:16:29
Hargeysa, May 1, 2013 (xogreebnews.com)- Ugaaska beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble, ayaa bari galinka hore la filayaa inuu booqasho ku

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dalka Kuso Laban-doona Maalinta Barri Iyo Xubno Kadariinta Ah Oo Wadaa Qorshe Ay Tu Ta Koorayaan Saxafada

0 Visits: 1165 | Thursday May 02, 2013 - 08:06:47
Hargeysa (xogreebnews) Madaxwayne siilaanyo ayaa maalmahaanba waxa

Read More »

7 MAY SHIRKA KA DHICIDOONA LONDON Oo Laga Soo Saari Doono Taageerista Wada Hadalka Somaliland/Somaliya

0 Visits: 1204 | Thursday May 02, 2013 - 07:46:32
London(xogreebnews)-Shirka ay dawladda Ingiriisku 7-da bishan May u qabanayso dawladda Somaliya, ayaa la filayaa in war-murtiyeedka laga soo saari doono lagu soo hadal qaado wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

War Deg dega: Idaacadii Radio Hargeysa ee Somaliland oo Goordhaweyd Gubatey

0 Visits: 1340 | Thursday May 02, 2013 - 07:42:47
Hargeysa (xogreebnews.com) Maalintii shaley ayaa idaacadii qaranka soomaaliland mudo hawada

Read More »

Yagoori: Beesha Jaamac Siyaad oo soo saartay qoraal ay ku durayso Wada shaqaynta badhasaabka Gobolka Sool

0 Visits: 1253 | Thursday May 02, 2013 - 07:39:20
Yagoori(xogreebnews) Odayaal, waxgarad iyo Madax dhaqameed ka soo jeeda Beesha Jaamac Siyaad ee Gobolka Sool ayaa soo saartay qoraal ay ku joojinayso wada shaqaynta beesha iyo badhasaabka Gobolka Sool, kaasoo ay ku eedaynayaan in uu lumiyay kalsoonidii beeshu ku qabtay.

Read More »

Suldaan Xiiray Oo Ka Digay Faragalin Uu Maamulka Puntland Ku Hayo Dadka Reer Somaliland Ee Dagan Puntland

0 Visits: 1189 | Thursday May 02, 2013 - 07:34:07
Hargeysa(xogreebnews)May2, 2013 - Suldaan Yuusuf Muxumed(Xiiray) oo maanta shirjaraa,id

Read More »

Wasiir Xirsi oo Gabay Mar Labaadna London Kasoo Tiriyey Mid Cusub+Madaxweynaha UCID iyo Cali-na kusoo Daray

0 Visits: 1304 | Wednesday May 01, 2013 - 11:53:04
Gabaygan oo uu ugu Magac daray Dardaaran Wuxuu yidhi 1.Dhawaaq gabay hadii aan marshoo dhayda ka cadeeyo,

Read More »

Faysal A.Waraabe oo ku baaqey,mudeeyeyna Shirweyne wada-tashi Qaran,sababahu u cuskadey +fariimana u diray Madaxweynaha Somaliya,Cali Khaliif iyo Prof Axmed I.Samatar.

0 Visits: 1175 | Wednesday May 01, 2013 - 11:46:29
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo ilaa shalay ku sugan Boorama gudaheeda ayaa shir jaraa'id uu halkaas ku qabtay kaga waramay ujeedada safarkiisa uu Boorama ku joogaa wuxuu daaran yahay.

Read More »

Dagaal Hubka Noocyadiisa Kala Duwan La Isku Adeegsaday Oo Maanta Ku Dhex Maray Xeebaha Gobolka Sanaag Ciidamadda Bedda Somaliland Iyo Doonyo Hubaysan Oo Laga Leeyahay Dalka Iran

0 Visits: 1139 | Wednesday May 01, 2013 - 11:42:45
Ceerigaabo (xogreebnews)—30/04/2013— Ciidamadda ilaaladda xeebaha Somaliland iyo todoba doonyood

Read More »

Haayadda Caalamiga Ah Ee Ilaalinta Suxufiyiinta Ayaa Si Adag Uga Hadashay Falkii Dilkii Lala Damacsana Maareeyaha Wergeyska HUBAAL

0 Visits: 1345 | Wednesday May 01, 2013 - 11:41:42
Haayadda Caalamiga Ah Ee Ilaalinta Suxufiyiinta Ee Saldhigeedu Yahay New York CPJ Ayaa Si Adag Uga Hadashay Falkii Dilkii Lala Damacsana Maareeyaha Wergeyska HUBAAL

Read More »

featured