War Deg dega: Idaacadii Radio Hargeysa ee Somaliland oo Goordhaweyd Gubatey

0
Thursday May 02, 2013 - 07:42:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg dega: Idaacadii Radio Hargeysa ee Somaliland oo Goordhaweyd Gubatey

    Hargeysa (xogreebnews.com) Maalintii shaley ayaa idaacadii qaranka soomaaliland mudo hawada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com) Maalintii shaley ayaa idaacadii qaranka soomaaliland mudo hawada
War Deg dega: Idaacadii Radio Hargeysa ee Somaliland oo Goordhaweyd Gubatey
Hargeysa (xogreebnews.com) Maalintii shaley ayaa idaacadii qaranka soomaaliland mudo hawada ka maqneyd iyadoo saaka ku soo noqotey hawada . Hase ahaatee goordhaweyd ayey si toosa idaacadu ugubatey oo ay isku dhalaashey iyadoo aan idaacadani dib ushaqeyn doonin. Dhowr jeer ayey cilado ku yimaadeen idaacadan oo aheyd tii xukuimada siilaanyo ku bixisey lacag dhan 2 milyan oo doolar hase ahaatee lacagta la lunsadey ayaa aheyd 1.4 milyan doolar .waxaa idaacadan laga soo iibiyey dalka china . Fadhigan ama gubashadan ay idaacadu isku dhalaashey ee sababey aayo la aanta ayaa ah mid ay sabab u yihiin shaqsiyaad ay is xigaan madaxweynaha balse aan iyagu khibrad ujoogin ee ujooga kaliya lunsiga hantida qaranka iyo inay cadaadiyaan shaqaalaha masaakiinta ah Axmed saleebaan weyne ayaa ah wiil ay is xigaan madaxweyne siilaanyo loona keeney xigaal ahaan iyo xanaaneyn balse laga ma fikirin in loo bashanyey enginer cilada idaacada kutimaada sameynkara. Axmed salebaan wayne waa dable yaqaan sida loo xidho laambadaa iyo wixii leydhka uun ah ee aan waxba ka aqoon farsamo idaacadeed waxaa kale Oo dhawaan iyaguna fadhiisandoona kuwii hargeysa aan dhaafijirin oo ay ka mid tahey FM iyo mowjada 41 M waxaana maanta qarankii dhamaa yahey bilaa idaacad iyadoo ay arintani ka midtahey ceebaa xukuumadan dul hoganaaya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured