Suldaan Xiiray Oo Ka Digay Faragalin Uu Maamulka Puntland Ku Hayo Dadka Reer Somaliland Ee Dagan Puntland

0
Thursday May 02, 2013 - 07:34:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Xiiray Oo Ka Digay Faragalin Uu Maamulka Puntland Ku Hayo Dadka Reer Somaliland Ee Dagan Puntland

    Hargeysa(xogreebnews)May2, 2013 - Suldaan Yuusuf Muxumed(Xiiray) oo maanta shirjaraa,id

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews)May2, 2013 - Suldaan Yuusuf Muxumed(Xiiray) oo maanta shirjaraa,id Suldaan Xiiray Oo Ka Digay Faragalin Uu Maamulka Puntland Ku Hayo Dadka Reer Somaliland Ee Dagan Puntland.
Hargeysa(xogreebnews)May2, 2013 - Suldaan Yuusuf Muxumed(Xiiray) oo maanta shirjaraa,id oo uu ku qabtay magalada Hargeysa warfidiyeenada kula hadlayey ayaa daboolka ka qaday isla markaana ka digay faragalin uu ku hayo maamul Goboleedka puntland beelaha ka soo jeeda somaliland ee dagan puntland.
Suldaanku waxa uu sheegay in uu maamulka Garoowe faragalin joogto ah ku hayo , dadka kunool deegaankaa sida uu sheegay,gaar ahaan deegaanka Gal-gala,isla markaana sheegay in dadkaasi ay waligoodba daganaayeen dhulkaa oo ay beero iyo hanti kaleba ku leeyihiin, tilmamayna in uu dabada ka riixaayo maamulka puntland in dadkaa laga qaado deeganka ay ku noolyihiin, sidoo kale waxa uu suldaanku ugu baqaay madax dhaqameedka dhinaca puntland in ay arrintan si deg deg ah wax uga qabtaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured