Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

“Waa barnaamij loo suubiyey Soomaali Inay ku midowdo” — Hordhaca Faaliyaha Qaranka Ee Universal

0 Visits: 1052 | Tuesday February 04, 2014 - 19:11:04
Waxa sidaa ku taageersan inta diidan qarannimada Somaliland. Waxa sidaa ugu sacabo tuma inta aanay ku weyneyn waxa dadkooda iyo dalkoodu suntadeen ee kaga talo galeen aayahooda. Waxa sidaa la qaba mucaarad aan is dhegeysan, cid kalena dhegeysan oo iyaga ay madax martay qof-nacaybku.

Read More »

“Oday Gaboobe Muu Garawsado Guusha Macdanta” Qalinkii Calimahdi Jibriil

0 Visits: 1085 | Tuesday February 04, 2014 - 08:12:13
sida aynu wada ogsoonahay geyigeena somaliland waxaa ku gedaaman macdan tiro iyo tamar badan oo u baahan sidii aynu uga faa'iidaysan lahayn ulana soo bixi lahayn si aynu u noqono dal qani ku ah soo-saarka macdanta iyo shidaalka.

Read More »

Maxaa ka dambeeya siyaasadda gurracan ee uu wado Cabdiraxmaan Moosko (Cabdiraxmaan Ciro), Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI -–

0 Visits: 1280 | Monday February 03, 2014 - 22:26:57
Sida ay taariikhdu qorayso ee inta caqliga leh ee xog ogaalka ahi ogtahay, illaa iyo markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay

Read More »

xukumad m/weyne siilanyo oo lumisay kalsonidii iyo tageradi ay g/wakilada ku lahayd–

0 Visits: 1137 | Saturday February 01, 2014 - 22:03:32
markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn

Read More »

Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabil

0 Visits: 1137 | Saturday February 01, 2014 - 21:51:34
Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo silsilada garbo diir waana

Read More »

Wasaradda Duulistu Markii Ay Ku Fashilantay Madaaradda Dalka Ee Ay Ku Qaadatay Millions Doolar O Hadana Ku Faaneysa Helicopter Daroogo Sidday Oo Soo Cago-Dhigatay Lascaanood!

0 Visits: 1188 | Friday January 31, 2014 - 21:10:29
Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka

Read More »

Baarlamaanka Socda Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1138 | Friday January 31, 2014 - 20:46:12
Waa goob aan la garanayn, hadba cida shir gudoominaysa, dooda iyo ajandayaashu waa kuwo marwalba ah qaar aan dhamaanayn, hadba waxaa lagaga hadlayaa xaalada dalku maraayo,

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Dhamaan warbaahinta Somaliland ka hawl gasha oo kala ah bahda Universal Tv Somaliland,

0 Visits: 1149 | Thursday January 30, 2014 - 20:17:16
Agaasime Maxamed Caabi Digaale, Sagal Mustafe Xasan Nuur , Cabdirashiid Xuseen Ismaciil, Cali Xasan Sugule Iyo Dhamaan saxaafadda Madaxbanaan iyo kuwa dawliga ah, xamse cali bul bul,

Read More »

Hooyo Ma’leyga Garanayaa!!!!! Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1212 | Wednesday January 29, 2014 - 12:15:47
Waa goor galabnima, asxaabta madashani kulmisey, waa kuwo baadi goob isugu jirey, sidii ay mar uun kulan noocan oo kala ah ay gondaha isu dari lahaayeen , kalgacaylka iyo isu bohol yowga ay isu qabaan, waa mid xiisihiisu aanu marnaba dhamaaneyn, in mudo kala raagtey iyo inkaleba,

Read More »

Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

0 Visits: 1203 | Tuesday January 28, 2014 - 09:47:12
Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

Read More »

Doorashooyinku waa inay waqtigooda ku Qabsoomaan..Q.4aad

0 Visits: 1174 | Monday January 27, 2014 - 20:32:35
Musuqa iyo boobku waa waxa daashaday doorashooyinka,welina ma hayno dawlad qaab kale u dhigta.Xukuumadan maanta dalka ka talisaana waaba dhaqankeeda boobka iyo musuqu.

Read More »

Siyaasiyiinta Reer Somaliland Haku Daydaan Sidaa Asluubta Leh Ee Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Uu Kaga Difaacay Edeentii Mucaaridnimada Ahayd Ee Ay Cadeeysteen Xisbiyaddu

0 Visits: 1075 | Monday January 27, 2014 - 16:35:12
loogama baran siyaasiyiinta wadan qaabkan oo kale marka loo eego sida dhaqan islaamka ka baxsan ee ay cadeeysteen siyaasiyiinta cudurka iyo farayska faafiya,wali lama arag siyaasi si bilaa turxaan ah wax u difaaca oo an cidna carabaabin,waxaan qalinka igu kalifay inaan qaato

Read More »

DUUL WADA SIYAASI AH,,Rag siyaasi wada noqoy wada furay silsiladaha hadba taanu suurayn Yidhi anigu aan saxo “ Hadraawi”

0 Visits: 1356 | Monday January 27, 2014 - 14:45:50
Bulshada Somaliland waxaa lagu qiyaasaa tiro ahaan 3.5 million ku dhawaad 75% ayaa dhalinyaro ah waa wax alle loogu mahadnaqo tirade intaa leeg haday ka yihiin

Read More »

Samo, kuna saabsan maamul maalmeedka madaxtooyadeenna Kaaraamardha waxa allifay Daljirka Dahsoon

0 Visits: 1123 | Sunday January 26, 2014 - 09:44:51
Raasbutiin: Hawl-wadeen firifircoon oo shaqooyin badan qabta-Mahaye-moog: Odayga reerka Araweelo: Maamada guriga

Read More »

Dar allee shan midablow ninka duubka kaalulay derojooyin kugu taxay kaadhigay ragdoorkii dabin looma qoolee ha deg degine caga dhigo!

0 Visits: 1099 | Friday January 24, 2014 - 20:41:30
dar allee shan midablow rag sidaada deli dhacay,dibso lagala ayn go-ay daruur,mooday dhalanteed,haab haabtay dunidaba degta inay ku qaataan

Read More »

TAARIIKH NOLOLEEDKII SH.AXMED CALI-WEERAR MAXAMED SHARMA’ARKE.–

0 Visits: 1278 | Thursday January 23, 2014 - 21:03:45
W/Q/DIYAARIYEY: MAXAMED AXMED-BEDEL X.MAXAMUUD

Read More »

Durba Miyaad Ilowdeen: Waar hooy dadkaygow…

0 Visits: 1211 | Thursday January 23, 2014 - 20:51:45
Waar hooy dadkaygow,Nin ku dagay markii hore, Oo ku diley markii xigay, Ka digtoonidiisay,Dooddani ku faraysaa.

Read More »

OGAYSIIS Dhamaan Bulshada Reer Somaliland ee Dalka Qatar ka Soo Qayb Gal Munasabad Qaadhaan Loogu Ururinayo Somaliland National Library–

0 Visits: 1100 | Wednesday January 22, 2014 - 17:15:01
DOHA(xogreebnews.com)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo

Read More »

featured