OGAYSIIS Dhamaan Bulshada Reer Somaliland ee Dalka Qatar ka Soo Qayb Gal Munasabad Qaadhaan Loogu Ururinayo Somaliland National Library–

0
Wednesday January 22, 2014 - 17:15:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGAYSIIS Dhamaan Bulshada Reer Somaliland ee Dalka Qatar ka Soo Qayb Gal Munasabad Qaadhaan Loogu Ururinayo Somaliland National Library–

    DOHA(xogreebnews.com)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DOHA(xogreebnews.com)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo DOHA(xogreebnews.com)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in habeenka jimcaha magalada doha lagu qaban doono munaasabad qaadhaan loogu ururunayo Somaliland national Library
Munasaba ayaa waxaa marti I noogu ah masuulyiin sare oo ka socda gudida dhismaha Somaliland national Library halkaas oo warbixino farabadan inaga siinaya halka uu marayso hawshaa
Munasaban ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyarada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar

Hadaba waxaa laga codsanayaa cidkasta oo jecel in ay ka qayb qadato dhismaha Somaliland national Library waa in ay ka soo qayb gashaa munasabadaas oo ka dhici doonta Grand Regal Hoteel wakhtiga ha la ilaaliyo 6.30
Abdalla Abu Haniifa
Doha Qatar
cabdalejaamac85@hotmail.com
Reporter Abdalla Abu Haniifa
Office HCTV QATAR
Phone ,,,,,,,,,,,,
Email Cabdalejaamac85@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured