xukumad m/weyne siilanyo oo lumisay kalsonidii iyo tageradi ay g/wakilada ku lahayd–

0
Saturday February 01, 2014 - 22:03:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xukumad m/weyne siilanyo oo lumisay kalsonidii iyo tageradi ay g/wakilada ku lahayd–

    markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn oo xaga Wada shaqayntahi ka dhexeeyay dawladii udub khilafkasi xataa waxa uu gadhay in ayku dhacan tagerayash x.kulmiye iyo dawladii wakhtigasi jirtay dalkuna waxuu galay xalad Ku jiqsiya hadaba markii uu m/weyne siilanyo talada dalka la wareegay waxay Ku so dhoweeye,saaxiibtinimadii ka dhaxaysay.g/wakiilada waxay u muqan jirenku ay madax martay jibada xaddhafka ah ee ay u hayan m/weyne siilanyo waxa dhici jirtay in ay aragti iyo maqalku ansixiyan mooshin m/weynahu golaha horkeno wakhtiga golahu shaqada soo galaan isla goorta la akhriyo la ansixiyo oo a n dood badanba lagagalin ,inkasta oo hada ciro xisbi leeyahay hadana m/weyn siilanyo waxa ayahayen kuwo isku dhow lakiin hada waxay u eeg yihiin 2nin oo xaga siyasada Ku kusii Kala durkaya waxa hada mooda in uu m/weyne siilanyo iyo x.kulmiye lagaga aqlabiyad badan yahay golaha oo ay lumiyen tageradii iyo kalsonidii golaha waxad mooda in aanu m/weyne siilanyo burkaba bahalka dayin waxa kale oo muuqata in anu laba socon waxa ka socda guriga 100m waxa ka yar ujire hada waxay xubnaha golahu awoodii kaqaden labadisii Ku xigen talabadani waxay dhabaha u xaadhaysa in golahu hada mucarid yahay tasi WA guul daro siyasaded oo dawlada so wajahday dhayalna kuma dhicidonto mooshin danbe oo golahu aragti Ku ansixiyo dawada hogamiye siilanyo oo an mucarid badani kaga iman lada gole ee sharcidajinta hada ayay ubadan tahay in ay tasi wajahayso faro madhnanta laga diray dawada awoodi ay g/wakilada Ku lahayna lumisay waxan waxa laga dhadhsan Kara in ay g/wakiiladu dawada m/weyne siilanyo Marin doonan wadii ay mariyen dawladii u xilka Kala wareegay waxa soo baxay warar sheegaya in xubno g/wasiirada ka mid ah lagu eedaynayo in ay wax Kala socdan waxa ka dhacaya g/wakiilada hadii ay tasi dhab noqoto waxay mujinaya Kala qabsana ka dhexjirta g/wasirada dhexdoda waxay dawladu u muuqata inay talabadan guurdarada ah kaga jawabtay inay dhexdeda is edeyso oo ay kala dhantalanto midnimadedi ay arintii ku gali lahayen sida la hadal hayo xubnaha wasirada ee eda lo jedinayo ayaa 3 malmol ee ugu dambeyey laysku dibo riday wixii cadaymaho ah ee eedooda lo haysto taasi o badi la dhameyey agasim keda iyo isku dib ridkeedii lana hordhigi dono marka m/weynaha ka so guryo safarka dibadeed ee u ku maqaanyahay haddi allle idmo balhada waxa la sugayaa hadii Alle idmo talabada uu qadi dono marka uu m/weynahu soo guryo noqdo talabadasi oo noqondonta inuu m/weynaha wasirada arinta golaha loo tirinayo xilka ka xayubin dono ,hadii ay g/wakiilada oo habaarku qaba cunida dhameelka loo luxo gurashadisa mudada xilkodana waxka badalan hab dhaqankodu waxay noqon donta inay isxoreyen waxa hubal ah in uu m/weyne siilanyo hada uu guranayo Kuna qarqarxaya dabinadii iyo miinoyinkii uu usaasi jiray ninkii u xilka Kala wareegay waxaa la filan Kara in uu m/weyne siilanyo qufulidono xarunta g/wakilada xararada iyo ismandhafka dawada iyo golahuna gadhidontoxalad adag isku so Wada dubo m/weye siilanyo waxa aqabadku noqon dona mudada u hadhay golaha wakiilada on si dhibyar u sii daydoni masharida sharci ee u dan ah xaga dawladiisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured