Wararka

Suldaan Maxamed S.C/Qaadir Oo Ugu Baaqey Xukumada Siilanyo Iyo Salaadiinta Reer Hargeysa Inay Farogelinta Ka Daayaan Ololaha Doorashada Maayarka Hargeysa

0 Visits: 1194 | Saturday April 13, 2013 - 19:12:17
(xogreebnews- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Salaadiinta degaanka Hargeysa oo u waramay qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland ayaa ka digay in farogelin lagu sameeyo doorashada Maayarka Hargeysa oo banaanatey ka dib markii uu geeriyoodey Maayarkii Hore Eng.Yuusuf Warsame Saciid

Read More »

Xil Ka Qaadis Lagua Sameeyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Saldhiga Sadexaad Oo Sababtay In Askar Ka Tirsani Gadoodo Iyo Maamulka Badhan Oo Haawanaya

0 Visits: 1312 | Saturday April 13, 2013 - 19:09:13
Xaaladda Sanaag Barri Oo U Baahan In Ay Xukuumaddu Talaabo Deg Deg Ah Ka Qaado Sidii Gacanta Loogu Hayn Lahaa, Gaadhi Tikniko Ah Iyo Askar Saran Oo Ka Soo Goosatay Khaatumo Ayaa Soo Galay Somaliland

Read More »

Dhallinyarada Beesha Woqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa oo Taageeray Qabanqaabada Shirweynaha Beeshoodu Qabsanayso

0 Visits: 1141 | Friday April 12, 2013 - 22:11:55
Hargaysa (xogreebnews)- Shir ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen in ka badan 500 xubnood oo ka mid ah dhallinyarada beelaha woqooyiga iyo galbeedka Hargeysa (Sacad Muuse), ayaa

Read More »

Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Qeylo Dhaan Culus ka Bixiyay Khasaaraha Roobabku Soo Gaadhsiiyeen Dhulbeereedka Caada

0 Visits: 1307 | Friday April 12, 2013 - 22:05:56
Gabiley(xogreebnews)-Xildhibaano katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Baaq qeylo dhaan culus ah ka bixiyay Khasaaraha ay Roobabku soo Gaadhsiiyeen dhulbeereedka Deegaanka Caada oo

Read More »

Weriye maalintii labaad u xidhan maayarka gabiley ka dib markuu faalo ka bixiyey heeso guul wadayn ah

0 Visits: 1152 | Friday April 12, 2013 - 19:54:25
(xogreebnews-waxaa maalintii doraad xabsiga loo taxaabey wariye c/ksriim muxumed cadde oo ah

Read More »

Muniirka Somaliland today lehi Wuxuu Shaqo Ka Dhigtay Aflagaadada Xubno Ka mid ah Wasiirada iyo Ganacsatada Dalka. Qormadii 1 aad:

0 Visits: 1368 | Friday April 12, 2013 - 19:37:38
(xogreebnews.-Waxaa maal mahan saxaafada Somaliland ku soo baxayay warar aan sal iyo raad toona lahayn oo uu ku soo qorayey muniirka

Read More »

War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Wasiirka Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Shirka cheneve

0 Visits: 1089 | Friday April 12, 2013 - 19:37:37
(xogreebnews.-wasiirka wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo

Read More »

Dawlado Ingiriisku Ugu Horeeyo Oo Qorsheynaya Sidii Xukuumada Siilaanyo Loo Bedeli Lahaa Ka Hor Dhamaadka Sanadkan

0 Visits: 1260 | Friday April 12, 2013 - 19:22:33
Hargeysa(xogreebnews.)-Warar Wargeyska "Yool" helay, ayaa daboolka qaaday in xidhiidhkii diblomaasiyadeed

Read More »

Loollan Adag Oo Ka Curtay Buuxinta Jagada Maayarnimada Hargeysa

0 Visits: 1158 | Friday April 12, 2013 - 19:22:09
Hargeysa(Xogreebnews)-Loollan adag oo lagu kala jiidanayo buuxinta Jagada Maayarka Caasimada Somaliland, ayaa ka dhex curtay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada

Read More »

Wadahadalada Turkiga Somaliya iyo Somaliland oo laga saaray Guddi toban xubnood ah oo labada dhinac ka kala socda

0 Visits: 1282 | Thursday April 11, 2013 - 19:46:25
Istanbul(xogreebnews.)= wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee Dalka Turkiga oo manta ka furmay

Read More »

Xubno Ka Tirsan Xisbul Xaakimka Kulmiye Iyo Qaar Si Hoose Ugu Shaqeeya Xukuumadda Siilaanyo Oo Banaanbax Taageero Loogu Raadinayo Xukuumadda Ka Dhigaya Maanta Magaalada Brusseles Ee Dalka Belgium

0 Visits: 1153 | Thursday April 11, 2013 - 19:42:55
Brusseles (xogreebnews.)—11/04/2013— Waxaa magaalada Brusseles ee xarunta dalka Belgium ahna xarunta midawga yurub maanta ka dhacaya banaanbax ay soo

Read More »

Xisbiga Wadani oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Shirka Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya.

0 Visits: 1258 | Thursday April 11, 2013 - 19:40:12
Guddida Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xisbiga WADDANI SAAMAYNTA DHAWAAQII WADDANI EE SHIRKA TURKIGA

Read More »

Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Naqdiyey Qaabka Ay Wax U Waddo Xukuumadda Somaliland Ee Arrimaha Macdanta Iyo Kheyraadka Dalka

0 Visits: 1265 | Thursday April 11, 2013 - 16:25:30
Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Naqdiyey Qaabka Ay Wax U Waddo Xukuumadda Somaliland Ee Arrimaha Macdanta Iyo Kheyraadka Dalka

Read More »

Gudoomiyaha Xaqsoor Xasan Ciise Oo Naqdiyey Kulanka Istanbuul Ku Dhexmari Doona Wefuuda Somaliland Iyo Somaliya Maalmaha Soo Socda!

0 Visits: 1331 | Thursday April 11, 2013 - 07:59:34
Hargeisa-(xogreebnews)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka xukumada Siilanyo wadahadaladu u socdaan Xaqsoor Muj.Xasan Ciise jaamac ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne Siilanyo uu ka qeyb gelo kulan uu qiray inaanu waxba ka ogeyn Ajeendahiisa oo madmadow kaga jiro.

Read More »

Salaadiinta Beesha Sacad Muuse oo waxba kama jiraan ku tilmaamay shir Siyaasadeed koox Beesha ka tirsani Maansoor ku qabatay oo guddiyo lagu magacaabay

0 Visits: 1300 | Thursday April 11, 2013 - 07:57:06
(xogreebnews--"Dhaqanka ayuu xilku Saaran yahay, looma Baahna Jibo iyo Caadifad, guux baa maalmahan jiray, nin suuqa joogaa haddii uu danta beesha Duminayo ma shaqaynayo " Suldaan Xasan Suldaan C/laahi "Ragii Telefishanada ka hadlayay ee beesha Sacad Muuse khal khalka geliyay go'aamadii ay soo saareen…

Read More »

Xildhibaanada Barriga Burco oo wasiirka Macdanta Xafiiskiisa kula Gar-naqsaday

0 Visits: 1164 | Thursday April 11, 2013 - 07:52:38
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo ka soo jeeda Barriga Burco ayaa shalay xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Eng: Xuseen Cali Ducaale

Read More »

Kulan Addis-Ababa Ku Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland & Wasiirka Afrika U Qaabsilsan UK

0 Visits: 1178 | Thursday April 11, 2013 - 07:47:09
(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa la Kulmay Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan Wadanka Ingiriiska kaas oo ka dhacay Magaalada Addis ababa ee Wadanka Itoobiya.

Read More »

Agaasimaha Guud Waxa Ka Muuqata Aqoon Darro Iyo Deg-Deg, Awood Sharci Iyo Mid Maamul Toona

0 Visits: 1293 | Thursday April 11, 2013 - 07:45:08
Hargeysa, (xogreebnews.com- Agaasimaha Waaxda Duulista ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Siciid Mahdi Ileeye, ayaa ka hadlay sida uu u arko amarkii Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi shaqada kaga joojiyay todobaadkii hore, kaas oo sidoo kale eedo horleh ku duray Agaasimaha shaqada ka

Read More »

Faallo Maxaa Ku Cusub Liiska Guulwadayaasha Ee Xukuumada Siilaanyo Sanadka 2013-ka Qormadii 2 aad

0 Visits: 1250 | Wednesday April 10, 2013 - 20:53:25
Liiskan maanta waxaanu ku eegaynaa xubnaha golaha wakiilada ee sida xad dhaafka ah u noqday guulwadayaal iyo masuuliyiin kale oo ku can baxay guulwadenimada .

Read More »

Kartidarada Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sababtay in Mudo Yar Oo u Xilka Hayay Iska Hor Imaad ay dad Ku Dhinteen U Ka Dhacay Gobolkaasi.

0 Visits: 1242 | Wednesday April 10, 2013 - 20:49:16
Hargeysa(Xogreebnews)-wararka naga soo gaadhaya gobolka togdheer ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay iska hor imaad u dhexeeya ciidanka booliska iyo dableyn husaysan oo aan haybtooda la aqoonsan kadib markii ay ciidamada booliska oo ilaalinayay

Read More »

featured